Marka hore hooyaday indhaha ka rida! (Sheeko gaaban)
Waxaa la yiri xilli ka mid ah waayihii dhexe ee aynu soo gudubnay ayaa magaalo ka mid ah dhulalka muslimiinta waxaa ka soo...
Nasro
(Sheeko gaaban)
Waxaan ka mid ahay Hablaha Soomaaliyeed ee Qurbaha ku dhashay, waxaa dhacday in markii aan jiray Da'da 14 aad waa xilliga qaan gaarnimadayda la iga helay Cudurka Kansarka,...
Ninkayga ayaan ka cabsadaa!!
(SHEEKO GAABAN)
Waan jeclahay, sababta aan ku jeclaaday is waydii ,hana i waydiin, waxa aan ku dhihi karo waa in aan aad u jeclahay.
Waxaa laga joogaa 4...
Tuuggii garnaqsaday
Xilli hore ayaa waxaa jiray tuug, hadde keliya tuug ma ahayn, ee waxa uu ahaa tuuggii u-weynaa ee dadku ay xilligaas isla-sheegeen. Biliiskii, maxkamadihii iyo xataa boqorkii ayaa...
Guur khladan
(Sheeko gaaban)
Duruufaha i haystay ayaa igu kallifay aniga oo gabar yar ah in aan ka aqbalo in uu i qudbo siraysto (Guur la qarshay), waxaana u arkayay jaanis...
Ballan ayaan ku qaaday halkuu tegay in aan tago.
Waxa aan ku suganahay Dalka Masar, gaar ahaan Magalada Qaahira. Dhawaan ayaan gelayaa Safar dheer oo Geeri iyo Nolol u dheexeeya....
Hayb iyo Kalgacal Q6AAD.
Guuleed waxay ku qaaddatay arrintii bil ka badan haddana waxay u egtahay in guushu raacdey Ubax, Guuleed dedaal kuma yaraan, hase yeeshee arrintani waxay noqotey mid...