KULA LIHI| Q-23AAD
Hubsiino ayaa la yiri
Hal baa lagu doorsadaa
Waxaanad hayn
Adoo ka haraa habboon.
Hubsiinadu, iyadu waa muhiim. Wax aadan hubin lagama falceliyo. Ha ku kadsoomin halkaan, micnuhu maahan hammi iyo...
NIN HABAARAN
Beri hore ayuu sidan oo kale u daalay. Beri hore, hore. Beri aan dhoweyn. Sidii berigaas ayuu dharaarta idilkeeda ku dhammaystay qalalaase iyo qaylo. Rabshaddii uu saaka salaaddii...
DUGUL Q.5AAD
Tan iyo maalintii ay Dugul iyo gabadhiisa Maryan dhexmartay dooddii ku idlaatay maydka waa in karfan cad lagu duugo, iyo mayee midabka karfantu muhiim ma aha, Dugul waxaa...
DUGUL
Q2aad
Dugul oo xammaasaddiisu cirka ku shareeran tahay baa ku xarooday kulliyad ciidan oo Moosko u dhow halkaa oo ay uga bilaabatay nolosha dhawr gu oo tababar maan iyo muuqba...
Abuu Daxdaax Allaha ka raalli noqdee oo la jooga Nabiga ﷺ ayaa waxaa Rasuulka u yimid wiil yar oo agoon ah. Wiilku wuxuu ka cabanayey nin deriskiisa ah. Derbi...
Wiil baa aabbihiis u kaxeeyey maqaaxi wax laga cuno. Aabbuhu waa da' socodka ayaana dhibaya. Tabar badan ma leh taas oo ay u sii dheer tahay leelleemo. Markii ay...
Beertii Nagaashaha
Waa Siibad yar oo galbeed ka soo oodan, dhanka barina bursho yar kaga beegan. Qudaar Yaanyo u badan ayaa ka belbelaysa, oo dabayshu si arxan daran u babbinaysaa. ...