Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Sheeko
Curis
Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q39AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”
Maamulka Laashin
-
June 10, 2017
0
Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q39AADOday Maxaad, muggaan xanaaqii haayay waa daayay, waxuuna ku qancay waanadii Maamma Dahabo, waxuuna si weyn ula yaabban yahay islaantaan...
SII AQRI
Curis
Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:38AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed
Maamulka Laashin
-
June 9, 2017
0
Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:38AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Toxob ayaa ka yaabay sooryada meesha la keenay. Bariis la yiri waa baasarac oo lagu dhexkarshay hayl, qarfo, iyo sacfaraan. Waxaa dhinaca ka...
SII AQRI
Curis
Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q38AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”
Maamulka Laashin
-
June 5, 2017
0
Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q38AAD Waqtigu waa galab gaab, casar liiq ah, qorraxdu waxeey u jiheysatay godkeedii, Roobkii mahiigaanka ahaana wuu joogsaday. Waxaase muuqdo raadkiisii,...
SII AQRI
Curis
Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q37AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”
Maamulka Laashin
-
May 28, 2017
0
Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q37AAD Raxmo Yareey, waxaa la geeyay gargaarka degdega ah ee isbitaal Martiini iyadoo miir doorsoon, neeftuna dhibeyso. Shaqaalihii Caafimaadka ee...
SII AQRI
Curis
Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:37AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed
Maamulka Laashin
-
May 28, 2017
0
Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:37AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Inti uusan Toxob hadal ayaa nin dheer oo dhoollacaddayhaaya ka soo baxay gurigi fiddowga lagu qabay. Toxob ayaa indhaha la raacay dhoollacaddaynti ninka....
SII AQRI
Curis
Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q36AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”
Maamulka Laashin
-
May 21, 2017
0
Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q36AAD Maxaad Cali, isaga waxaa uu farax la dhex joogaa waaxda dhulka, hawshiisuna waxeey u socotaa si fiican. Isaga war...
SII AQRI
Curis
DOORASHO IGU ADAG (SHEEKO GAABAN). Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Maxamed Muusa Nuur
-
May 21, 2017
0
DOORASHO IGU ADAG (SHEEKO GAABAN)Waligeed dhab uma dhadhamin dareenkeeda dhabta ah, dooqeeda dhabta ah, qofkuse mar uu dhadhanshaba waxaa jira waqti uu dhadhamin doono, nasiib darrase waxay wax jeclaatay...
SII AQRI
Curis
Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:36AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed
Maamulka Laashin
-
May 20, 2017
0
Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:36AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Subaxii dambe ayaa jikada laga waayay hooyadii guriga. Odaygi ayaa subaxaasi wiilashi u qooshay wax u eg afbilaw. Duhurki marki ay dugsigi ka...
SII AQRI
Curis
Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q35AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”
Maamulka Laashin
-
May 14, 2017
0
Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q35AAD Waa maxeey Xayawaankaan aan wax fahmeyn? Wasakhyahoow aan edebta laheyn, maxaad u garaacee albaabka? Maadaa nala leh ,Rufyaanyahoow...
SII AQRI
Curis
Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:35AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed
Maamulka Laashin
-
May 14, 2017
0
Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:35AADSheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Faalisadi ayaa haddana ku celisay: “Kulmi maankaaga! Waxna ha dhaafin oo waxba ha dhaafin.”Gabadhi ayaa cabbaar aamustay iyada oo isku dayeysa in ay...
SII AQRI
1
...
46
47
48
...
100
Page 47 of 100
SHEEKOOYIN
LIIBAAN MALE ADDUUNYADA W/Q Cabdinuur Afeey
November 16, 2025
KULANKA AQOON IYO OGAAL EE XARUNTA FAARAX SHUURIYE W/D Abdulle ABDI...
November 1, 2025
FALANQEYNTA KULALIHI W-D PROF. C/Qaadir Ruumi
October 30, 2025
WIILKII MASIIX MADOOBEEYEY | John Henrik Clarke
October 24, 2025
Miyi iyo Magaalo W-Q Abdulle Abdi Karim {Abka Xaaji}
October 18, 2025
Buug-Daalacasho W/Q Prof: C-Qaadir Ruumi
October 18, 2025
Cart
Your cart is empty!
Return to shop