Sheeko

Sibbaaddii la turqay W/Q: Cabdiraxmaan Maxamuud Salaad (Guureeye)

Sibbaaddii la turqay (Sheeko) Cadceedda ayaa godkeeda baalka sii dhiganaysa. Fallaadho dhaadheer iyo mood guduudan ayaa ay ku sii nabadgelyaynaysaa maalintii ay iyadu bilaysay. Daruur dugul ah ayaa sii...

ARXAN-GOYS Q-5AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-5AAD Faafaha karoonuhu wuxuu noqday mid gebigiisaba nolosha aadanaha qabbiray (karaantiilay) wax walbana waddadii ay ku agaasinnaayeen mid ka duwan ku hadaafiyey. Kala bar aadanaha, kuwii baraaraha ku noolaa ee heystay deegaan...

ARXAN-GOYS Q-4AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-4AAD Ilma Aadanow! Haddii aad ka gudubteen xadkii uu Ilaaheey idiin jeexay, amarkii uu idin siiyanaa aad diiddeen! Wixii uu idin yiri: ha cuninana aad afka ku dhaabateen idinka...

Aabbihii Ambaday Q10AAD! W/Q: Cabdiraxiin H.Galayr

Aabbihii Ambaday Q10AAD! Waxa aan la jiifi waayey lana joogi waayey hinaase oo waxa geyiga soomaaliyeed haween haween buuxa  gabadhaan ka calmaday ee aan ku tallamayey inaan nolol wadaagno, qoysna...

ARXAN-GOYS Q-3AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-3AAD Fal walba oo jiraalka carra'edeg ka dhaca iyo walaahow kasta ee ku yimaada Aadanaha iyaga ayaa sabab u ah, ma jirto qaddar timaada sabab la'aan. Aadanuhuna waa maamulayaasha...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN! Q-5AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

           KUFSI IYO KADEED ADDUUN! Q-5AAD Qofka bani aadamka ah Duruufo badan oo uusan jeclaysan wuu u dul qaadan karaa marxalado jiro awgood, balse, marka dhaga hadal iyo war xumo...

Aabbihii Ambaday Q9AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q9AAD! Habeenkii waxaan la jiiftay riyaaq iyo rayn rayn, waxaanna rumaystay inaan gaadhay yoolkaygii, waxaanna naftayda u sheegay in ay dhabbadii guusha cagta saartay, waxaanna  nabdigayga buuxiyey obsi...

SHEEKOOYIN