Sheeko

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                                KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 19aad Waa sida aan horey qormada ugu sheegayee halka lagaa jiro mar walba ma ahan halka aad filayso idil xanuunkeeda awal inta uu ku ekaa...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                                 KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 18aad Waxay ahayd dhacdo lama filaan ah oo murugadeeda leh aamusnaan, fajac iyo naxdin ayaa qof walba oo dumarkaas ka mid ah kasoo wada haray, qaarna...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                         KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 16aad idil markan dhaqaala wanaagsan ayey yeelatay wax ka maqan ma jirin, waalidkeeda ayey dib ugu laabatay waay isku dayday in ay ka dhaadhiciso in ay magaalada...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!. W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                                KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 15aad Xaalka dunida waa mid is rog rogis badan idil shalay sida ay ahayd ma ahan maanta, barina ma ahaan doonto sida ay hadda tahay, waa...

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q1AAD W/D: Ina CUBTAN

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q1AAD Maalmaha madaxbannaanida dabbaaldeggooda ayaa lagu jiraa oo xus badan ayaa geyiga iyo geesaha dunida aan u kala qaxnay laga dhigaa, aysan ka marnayn...

KULA LIHI! Q-6AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle ”Wadaad”

KULA LIHI! Q-6aad Saaxiboow, adi warkaaga guul-guul waaye nooh.War-koraadkaan naga dhaaf ee warkoo jilcan ii sheeg. Haddii, ay runi timaad ee guriga laguugu soo dhaco, seed wax yeelee? Laa,...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!. W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                             KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 14aad Muhiimadda ay dukaanka shaqadiisa u qaadatay ayaa ahayd in ay ku fahanto qaabka shaqada magaalada, muddoo yar kadibna waxay go’aansatay in ay ku laabato Baaddiyihii ay...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!. W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                             KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybta 13aad Idil waxay lahayd dhiiranaan u gaar ah oo ku muujin jirtay waxa ay ka xanuunsato, inkastoo raga aysan la dabaaqtami Karin, dumarka ku loodka ah ee...

SHEEKOOYIN