Sheeko

FAALLAYN BUUGGA “THE ROAD TO ZERO: SOMALI’S SELF-DESTRUCTION” by Cali M. Diini

Buugga magacdhawgiisu yahay The Road to Zero: Somalia's Self-Destruction ee uu qoray danjire Maxamed Cusmaan Cumar waa buug aad heer sare ah oo qoraagu kaga warramayo waayihiisi nololeed muddadii...

Baadi goob baahi badan! Q-12AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan! Q-12AAD Cabdirashiid wuxuu sii waday dagaalkiisa qabow iyo riyadiisa uu kula wareegi lahaa boqortooyada xaashi, wuxuu lahaa laamo badan oo isaga si hoose ula shaqeeya, dhan...

Baadi goob baahi badan!!!. Qore : Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 11aad Ilaa xad wuu ku guuleystay ayaa la dhihi karay Muxudiin hanashada kalsoonida maryan, intaas oo kaliya ma ahaynee wuxuu muujiyay in uu dareen jacayl u hayo iyana...

Baadi goob Baahi badan!!!. W/Q :Mohamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 10aad Muxudiin wuxuu dhisayay xiriirka uu la lahaa Maryan, sidoo kale shaqadiisa ayey ahayd in uu noqdo xariga kaliya ee uu xaashi ugu dhawaado maryan kalana socdo xaaladaheeda oo...

Baadi goob Baahi badan!!!. W/Q :Mohamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 9aadWaxaa xaashi la gaarsiiyay in Guure iyo yaasin ay qatar soo korortay ku yihiin Maryan, xaashi isla markiiba talaabo ayuu qaaday uu ku amrayo in...

Baadi goob Baahi badan!!!. W/Q :Mohamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 8aad Waxaa weerarka iyo dhagartiisaba aysan kala joogsi lahayn c/rashiid oo markan go'aansaday in uu gudbiyo warbixin sir sharaf dil u ah Xaashi, wuxuu si hoose ula shaqeynayay C/...

Baadi goob Baahi badan!!!. W/Q :Mohamed Muuse Sh. Nuur

                                             Baadi goob Baahi badan!!! Qaybt 6aad Amiin farshaxamiiste oo ahaa nin ku wanaagsan farshaxamada qaaliga ah ayey codsi u diratay ilhaan si dukaankeeda cusub uu alaab uga gado, laakin...

Baadi goob Baahi badan!!!. W/Q :Mohamed Muuse Sh. Nuur

                                             Baadi goob Baahi badan!!! Qaybta 5aad Taliye daacad wuxuu la soo baxay dardar cusub kadib markii uu ka helay maydka tima jilic meel xeeb ah oo uu ku dilay...

SHEEKOOYIN