Qormooyin

CAGA-YARE ! W/Q: Qasim Abdulle Husen (Nero).

CAGA-YARE !! Geeska bari ee qaaradda Afrika isaga oo ka qaxay, Jid qalloocan oo qodaxa badanna sii qaaday, maalmo maahee, bilooyin ayuu ugu  Socd dheeraa ku furay cirifka waqooyi ee...

Gad-gaddoonka maalmaha W/Q: Axmed-saalax Muxammad

Gad-gaddoonka maalmaha W/Q: Axmed-saalax Muxammad Hayaanka nololeed ee aadamuhu nolosha adduunyo ugu jiro bar-bilaw iyo bar-dhammaad buu leeyahay. ammin (waqti) walba oo aynnu joognay mid lasoo dhaafay baa ka horraysay...

Falaqayn-ta Sirta Guusha W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Falaqayn-ta Sirta Guusha W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” Dhiganaha SIRTA GUUSHU waa dhigane tilmaameed kuu far-fiiqaya, halka ay kaa jirto guusha nololeed. Wuxuu daaha kaaga rogayaa waddadii aad u mari lahayd...

WAAYIHII WARSAME Q9AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q8AAD  Waagu markii uu beryay oo salaaddii  subax la tukaday, Warsame ma uusan aadin mawlicii Shiikh Cabdi sidii caadada u ahayd, ee waxa uu tagay maqaayaddii oo uusan...

Ma Illoobi doono Q6AAD W.Q: Ibraahin-Nolosha

  Ma Illoobi doono Q6AAD Waxaa iigu dambeysay iyadoo foodley ah. Intii ka dhinneyd baa loo dhammeeyay! Dherer iyo dhuubni bey u dhalatay oo waa aan ku ogaa. Waxaanse aad ula...

Lur Jacayl iyo Lahasho Haween: Q2AAD – W/Q: Liibaan Cartan

Lur Jacayl iyo Lahasho Haween: Q2AAD Markii ay jacaylkii uu u bandhigey ay ka oggolaatay soona dhowaysay muddo toddobaad ah ayay is moogaayeen barkulankoodiina ka maqnayd. Malaha arrinta cusub oo...

KADINBAX Q8AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Joon asigoo ihdaas qaba, niyadda na ka dilan ayuu xaafaddiisi aaday. Inta uusan guriga aabbihii toos u abbaarin, ayuu ku fikiray inuu sii maro Sacdiyo qalanjo. Albaabkii heer Fardax...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q32AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been Q32aad. Xaliimo waxay bilow ilaa dhammaad si hagar la’aan ah uga warantey xaalka Nasra, Cumarna intaas afkeeda ayuu eegaya wuxuuna haleeltiin u waayey inuu biyihii...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 66aad                                                               1-Is xisaabi Waxa hareerahaaga ka dhacaya waa kuu tusaala iyo cashar la doonayo in aad wax ka barato,...

CADOWGA GUURKA .Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                             CADOWGA GUURKA . Guur marka laga hadlayo waa riyada qof walba uu leeyahay, qof kasta oo naga mid ah dunidana ku nool wuxuu ku naaloonayaa in uu maalin uun...

SHEEKOOYIN