Ma Illoobi doono Q6AAD
Waxaa iigu dambeysay iyadoo foodley ah. Intii ka dhinneyd baa loo dhammeeyay! Dherer iyo dhuubni bey u dhalatay oo waa aan ku ogaa. Waxaanse aad ula...
Lur Jacayl iyo Lahasho Haween: Q2AAD
Markii ay jacaylkii uu u bandhigey ay ka oggolaatay soona dhowaysay muddo toddobaad ah ayay is moogaayeen barkulankoodiina ka maqnayd. Malaha arrinta cusub oo...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 66aad
1-Is xisaabi
Waxa hareerahaaga ka dhacaya waa kuu tusaala iyo cashar la doonayo in aad wax ka barato,...
CADOWGA GUURKA .
Guur marka laga hadlayo waa riyada qof walba uu leeyahay, qof kasta oo naga mid ah dunidana ku nool wuxuu ku naaloonayaa in uu maalin uun...