INTEE NALOON WADAA?
Waxaa dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan fajac ku noqotay wax aan ab iyo isir u laheyn, sida kufsi wadareed carruur loo geysanaayo, meyd la...
ARXAN-GOYS Q-1AAD
Waabaa
beryay aan bilicsammeyn, waa arooryo aan suubbaneyn. Waa goor hiira-huraad ah, cadceedduna
ay dhulka u qeybisay fallaaro aan falxad iyo yiddiilo u sidin aadanaha ku
dhaqan carra'edeg (adduunka). Qaddarta Eebbe...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore:
Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 128aad
1-Dumarka
waa Deeq Alle
Ma ogtahay in Dumarku yihiin Hadiyad qaali ah oo
adiga Raga ah Alle kugu mannaystay?
Fadlan qaddari...
XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 127aad
1-U diyaarsanaan
Qalbigaada wax uusan u diyaarsanayn ma qaato
mana aqbalo, sidaa darteed naftaada been ha ugu sheegin marka wax...