Qormooyin

Aabbihii Ambaday Q6AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q6AAD Waxaa ay noqdeen Xaashi iyo Idil sidii laba qof oo in badan is yaqaanay, Xaashi waa uu ka baxay meeshii xarunta ahayd, markana waxaa yimaad xarunta oo balan...

BARO BOQOL ERAY Casharka 9-AAD W/Q.- Caliqeyr M. Nuur

BARO BOQOL ERAY Casharka sagaalaad Jacbur iyo Baraanbur Jacbur: Baaxad aan sinnayn. Meel ama dhul leh god iyo taag, balse, aan aad u kala sarrayn. Waa eray ka kooban jac +...

DARDAARAN WAALID W/D:- Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

Dardaaran waalid Aabbe Soomaaliyeed ayaa wiilkiisa la dardaarmey, waxana uu ku yiri, wiilkeygiyow:- 1. Webi agtiis ha degin!2. Wacal ha korin!3. Naag war ha u sheegan!4. Askari ha la saaxiibin!5. Doqonna...

ISMA LAHAYN Q-2AAD W/Q: Cabdulle Cabdi kariim

Qorshihii dhoofka Idil waxa ay raalli ku noqotay: inaan marka hore waxbarashada soo dhammeysto, kaddibna, aan aroos galno taas oo aan u arkay  kala fogaanshaheenna in dhib ka imaan karo...

GUURKA IYO GABYAAAGII JAAMAC SHALAQBEEN W/Q: Ibraahim Cumar Seefdheere

DOOB AN KA AHAADO IYO GUUR AN KA LA’AADO In badan ayaa suugaanyahannada Soomaaliyeed ay wax ka yiraahdeen arrimaha guurka, iyadoo nimba wixii markaas la soo gudboonaada uu ereyo murtiyeed...

Aabbihii Ambaday Q5AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q5AAD! Xaashi fayo qabkiisu waa soo hagaagay,  dhogortiisana waa is dhalanrogtay,  waxaanna soo iftiimay dheehiisii dhintay,  waxaa ay samaysay Idil, waxa ay   fartay in laga xiiro guudka iyo timaha,  waxa uu isaguna iska...

QALBIGA CIDLOODAY!W/Q: Qaali Muuse Nuune.

QALBIGA CIDLOODAY! Fara kuguma haayo, kumana haysto adiga! inaad tagtaa waxay ahayd wax qoran, waxa kaliya aan maanta haystaa waa xasuus gogol dhigatay qalbigeyga. Hubaal waan jeclaa oo aad bay...

Aabbihii Ambaday Q4AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q4AAD! Xaashi waxa uu u soo nabdaaday si wanaagsan, miyirkiisiina waa soo wada noqday, waagu markii uu beryay ayaa kalkaalisadii ugu tagtay isagoo indhaha kala haya, waxa ayna...

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q-23AAD W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q-23AAD Guurowgaan magaciisa waxa la yiraahdaa: ”Xal u raadi soomaaliyeey xaasid howjebine". Waxa tiriyay laashin: Maxamed Gacal Xaayoow Eebbe ha u naxariistee. Waa guurow ay ku...

ISMA LAHEYN W/Q: Cabdikariim Cabdulle (Abka jallaato)

Isma laheyn Marnaba isma laheyn Idil Siyaad ayaad is waayi doontaan godka mooyee, kuma fikirin in ay nin kale xaaskiisa noqon doonto calafku waa halkiisee. Waxaan aheyn degaan wadaag,...

SHEEKOOYIN