Habeen dheer ayaa galbaday, waa habeen saacadihiisu ay kala badnaadeen intii lagu yaqaannay, waxa uu fadhiyaa kaabadda qol ka mid ah guri ka kooban afar qol, waa afar qol...
XASIL OO ILA GARO (XIKMADO KOOBAN)
JacylkaagU ha bato: Cafiskaaga iyo jacaylkaaguba ha bataan, aaminaaddaadu ha yaraato, sidoo kalena qaladka aad dadka ka galayso iska ilaali. Aqris iyo aamus:...
Waxa uu i baray Yuusuf!
Waxa ay i bartay sheekada Nabi Yuusuf (CS), in aan ku kaalmaysto gudashada danahayga “Aamusniin” iyo in aanan la wadaagin marar badan dad kale, adiguna...
Mid ka mid ah sheekooyinka duugga ah ee kusoo arooray suugaanta laga tixgliyo bartamaha yurub ayaa tibaaxeysa in maalin maalmaha ka mid ah fursad shaqo lagaga dhawaaqay gudaha...
XASIL OO ILA GARO
Dumarka...
Qasab maahan in aad naag u noqoto ninkuu doono ha ahaado, ninka aad naag u noqonayso waa in uu noqdaa nin ku kaafin kara garaad...
Maalinkii anbabixinta
Markii waaga korkeenna ka dillaacay ee aan is diyaarshay ayaa sidii qofba mar uu si gooniya iila dardaarmay albaabka markii aan ka soo baxay ayaa waxaa taagan gawaari...