KULA LIHI II (a)
Maxaad i tiri: ”madaxaaga ilaasho?” Madaxu jirkoow ka mid yahay ee maxaad gaar ugu yeeshay? Kuye: ”Anba ma ogiye sideeda u qaado”. Wax uusan ogeyn muxuu...
ARXAN-GOYS Q-5AAD
Faafaha
karoonuhu wuxuu noqday mid gebigiisaba nolosha aadanaha qabbiray (karaantiilay)
wax walbana waddadii ay ku agaasinnaayeen mid ka duwan ku hadaafiyey. Kala bar
aadanaha, kuwii baraaraha ku noolaa ee heystay deegaan...
Suulka lugta iyo sirta ku duugan
Soomaalida waxa lagu tiriyaa dadyowga dunida ugu
faca wayn, maadaama ay ku uuman yihiin geeska Afrika oo la rumaysan yahay in
sooyaalka aadamuhu kasoo unkamay muddo...