Qormooyin

HADDEYNAAN GARAADSAN MA GARWAAQSAN DOONAAN! W/Q: Aw Cabdiqani Xasan Muxumed

HADDEYNAAN GARAADSAN MA GARWAAQSAN DOONAAN! Umadda soomaaliyeed oo muddo dheer ku soo jirtay jahawareer, dawlad la’aan iyo fawdo waxa ay soo martay xilliyo kala beddelan iyo duruufo kala duwan. Waabaa...

Ruwaayaddii Deeqo dookh ma leedahay? Q-2AAD W/Q: Muxyaddiin Xuseen Ciid

Ruwaayaddii Deeqo dookh ma leedahay? Faras:War Xaaji Daadihiye yaa arkay? Kolley godkiisaa biyo ugu galeen, wax la daahaba, xanta Xaajigu maanta darbi walba ayey taallaa! Guddoon iyo waxgaradiyo Guurtiyo xigaalooy Gacalkaan...

Kula lihi! Q-3AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle ”WADAAD”

Kula lihi! Q-3AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle ”WADAAD” Waryaa hooy-hooy, adigaan kuu maqanahay ee i af-garo? Aanse haddana ku weydiiyee weli ma i siisay warbixin aan garan karo?...

Guur-bursi W/Q: Saynab Xaaji Axmed “Ugbaad”

Guur-bursi Waa duhur fallaaraha qorraxdu, si dhammaystiran dhulka ugu soo fooraraan. Kursigiisii ku sii jeeday dhanka laamiga ayuu soo wareejiyey. Kursiga wuxuu ku soo beegay halka uu maankiisu u aroorsan...

ARXAN-GOYS Q-6AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-6AAD Islaannimo ayaad u dir sheegatiin, jiraalkana waxay aheyd; in idinka wax leydinka waydiiyo, balse, markii aad idinku isku noqoteen oo aad garbaha iska qaniinteen ayaa halkaas cadawgiinnii kansho...

KULA LIHI! Q-2AAD (B) W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

KULA LIHI II (b) Waaba wax aan la maqal oon la arag. Anigu waa gartaye, adigu ma garatay kuwaas codka dheer? Yaaba ii jawaabayo, waa uun adigu isa su’aal. Waa...

Cawo Sheyddaan! Q-2AAD W/Q: Cabdulle Cabdi kariim (Abka jallaato)

Cawo Sheyddaan! Q-2AAD Marna ma awoodo inaan weydiiyo  ama aan is weyddiiyo sababta magaceygu uu meesha ugu qoran yahay, sina waan u faraxsanahay sina culeys baa i saaran oo...

RUWAAYADII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY? W/Q: Muxyaddiin Xuseen Ciid

RUWAAYADII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY? Maskaxdii: Muxyadiin Xuseen Ciid-2008. Ruwaayaddan ayaan allifay 2008-dii, walaw aan la jilin. Si taxane ah ayaa qaybo ka mid ah halkan idin kula wadaagi doonaa,...

SHEEKOOYIN