Qormooyin

RUWAAYADII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY? Q-3AAD W/Q: Muxyaddiin Xuseen Ciid

RUWAAYADII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY? Q-3AAD Xaaji Daaddihiye asagoo ordaya ayuu gurigiisii ku laabtay, asagoo ka xanaaqsan warka uu Faras ka soo maqlay, waxa uuna ku dhexdhacay reerkiisii. Xaaji Daaddihiye:...

RAJADII LUNTAY EE KAYF! W/Q: Farax Sh. Cabdirisaaq

RAJADII LUNTAY EE KAYF! Goor sheegta wakhtiga afrikada bari waa 3:30 galabnimo, ammintaan waxaan kasoo kacay hurdo, salaaddii casar markii aan dukaday ayaan hoos u degay, si aan jawiga galabnimo...

Soo koobidda buugga Noloshii Sillooneyd 𝐖/𝐐: 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐬𝐚𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐌 𝐗𝐢𝐫𝐬𝐢

𝗦𝗼𝗼𝗸𝗼𝗼𝗯𝗶𝗱𝗮 𝗯𝘂𝘂𝗴𝗴𝗮 𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗶𝗶 𝗦𝗶𝗹𝗹𝗼𝗼𝗻𝗲𝘆𝗱 Waxaan akhriyay ammin fiicanna oo aan ku jiray, sidoo kalena, aan nasiino ku helay: buugga NOLOSHII SILLOONEYD. Waa buug aan akhrintiisa u hammuun qabay, aadna aan...

Dabre, dabrane iyo dabar fure! W/Q: Cabdalla Qaasim Daameey

Dabre, dabrane iyo dabar fure! Markii ay dadka xaqa ku taagani ka aamusaan baaddilka, ayey qoladii baaddilku moodaan in ay iyagu xaq ku joogaan. Cali ibnu abii dhaalib (AHRN) Bulsho...

Sanadihii dugsiga Faarax Oomaar Q-1AAD W/Q: Maxamed Heebaan

Sanadihii Dugsiga Faarax Oomaar Q-1AAD Markaan ka gudBay dugsiga dhexe ee Guryo Samo, waxaan go’aan saday inaan fasalka 9-aad ka boodo oo aan u gudbo kan 10-aad.  Sabab gooni ah...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                      XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 135aad                                                              1-Baryada Eebe Baryaada aad Eebe baryayso ha badato ma xuma, balse waxaa wanaagsan inta aadan baryo galin in aad marka hore ka...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!! W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                                 KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybta 9aad Rajada guurka waa in ay wax soo siyaadaan, maadaama wax la sugayo ay jiraan, dadku kuma qaldana in ay waydiintoodaas wataan, isku garashase maahan dadka, oo...

Inkaartii naxariista hooyanimo ku dheehneyd! W/Q: Cali Nuur Indhacadde

INKAARTII NAXARIISTA HOOYANIMO KU DHEEHNETYD Hooyo, waan ku inkaarayaa si nimanku ay muddo yar kaaga safraan, ha arkaanee noloshu waxay tahay! Hooyo Nadiifo waxa ay nolol guur wadageen oday Cilmi ...

Aabbihii Ambaday Q11AAD! W/Q: Cabdiraxiin H.Galayr

Aabbihii Ambaday Q11AAD! Suubban ayaa markay aragtay in aanan hadlayn,  kursi ii dhawaa Deeqa u tilmaantay, waxa ayna tidhi: Walaal fadhiiso halkan, kaddibna waxa ay u baxday bannaanka, si ay noogu...

HADDEYNAAN GARAADSAN MA GARWAAQSAN DOONAAN! W/Q: Aw Cabdiqani Xasan Muxumed

HADDEYNAAN GARAADSAN MA GARWAAQSAN DOONAAN! Umadda soomaaliyeed oo muddo dheer ku soo jirtay jahawareer, dawlad la’aan iyo fawdo waxa ay soo martay xilliyo kala beddelan iyo duruufo kala duwan. Waabaa...

SHEEKOOYIN