Qormooyin

DOGOB IYO DAHAB | W.Q: IBRAAHIN-NOLOSHA

DOGOB IYO DAHAB Waxaa jirey boqor u talinayey dad magaalo ku wada noolaa oo isugu jiray hodan iyo sabool. Boqorkii baa maalin go'aansaday in uu tijaabiyo dadkii magaalada. Dhagax aad...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-19AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Wariyayasha Soomaaliyeed kaliya laguma dilin dalkeenna ee waxaa afduub iyo dilba loogu geystey wariyayaal ajaaniib ah oo ay ka mid ahayd: gabadhii Talyaaniga u dhalatey ee LARA ALVA oo...

Ma dhawa oo waxbaa dhiman! Q-1AAD W/Q: Maxamed Maxamuud Geeddi

Ma dhawa oo waxbaa dhiman! Q-1AAD Jidadka waxaa yaal qashinkii aan xaafadaha ka soo fogaynay guryahana waxaa buuxa akhlaaqdii aan dariiqa ka soo barannay, culumadii kutubtii ayey hadba dhinac u...

Faallo akhris Tiirka Colaadda-Cabdulqaadir Aroma 2003 W/Q: Jaabbir Carab

Faallo akhris Tiirka Colaadda-Cabdulqaadir Aroma 2003 Tiirka Colaadda waxa uu ka kooban yahay shan cutub oo waawayn. Waxa uu si waafi ah u sharraxaaya sababihii keenay colaadda dabada dheeratay...

Tilmaan guud ee buugga GACAL IYO GAYAAN W/Q: Yuusuf Carab Muxumed (Yamani)

Tilmaan guud ee buugga GACAL IYO GAYAAN Magaca buugga: GACAL IYO GAYAAN Qoraaga buugga: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” Bogagga buugga: 298 Guga la daabacay: 2020 Madbacadda daabacday: MADBACADDA LAASHIN HORDHAC: Nuuca...

Guud-marka Gaso, Ganuun iyo Gasiin| W/Q: Cali Cabdiraxmaan Maxamuud (Cali Ugaas)

Guud-marka Gaso, Ganuun iyo Gasiin Sheekada Gaso, Ganuun iyo Gasiin waa sheeko aan weli toban sano jirsan, balse, tartan adag la geli karta sheekooyinka afartan sano jirsaday. Walow aanan sheeko-qore...

GARO UJEEDDADA NOLOSHAADA| WQ Cali M. Diini

GARO UJEEDDADA NOLOSHAADA   “Labada maalmood ee ugu mudan noloshaadu waa maalinta aad dhalatay iyo maalinta aad garatid sababta aad u dhalatay” (The two most important days of your life: the...

Adeegsiga Af-soomaaliga iyo Cilmibaarista| W/Q: Cabdiraxmaan Cali Ibrahim

Adeegsiga Af-soomaaliga iyo Cilmibaarista| W/Q: Cabdiraxmaan Cali Ibrahim Horudhac: Maxaa u diiday in cilmibaarista lagu qoro Af-soomaali? Waa su’aal u baahan in la iswayddiiyo, lagana fiiriyo meelo badan, lana falanqeeyo. Maqaalkani waxa...

Dhiggaa ugu sharaf badnaaw! W/Q: Ikraan Daahir Cabdirixmaan

Dhiggaa ugu sharaf badnaaw! W/Q: Ikraan Daahir Cabdirixmaan Dhulku kama maarmo cadceed ifisa, sida aanu cirku uga maarmin xiddigo bilicdiisa muujiya. Shaki kama taagna in ay quruxda keymaha ay...

Kula lihi Q-10AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

Kula lihi Q-AAD Macallin, anii biriga warkaaga ma kasooyi, meel aas ku jeedo, goorba lama goodlahaanaas ku fooraraa warkaaga, minii kale saaxiibkeey waa lagu soo socdaa. Waxaan maqli jiray ”Qofkii waala...

SHEEKOOYIN