Qormooyin

GOOS-GOOS dhiganaha ARXAN-GOYS

GOOS-GOOS dhiganaha ARXAN-GOYS Waabaa beryay aan bilicsameyn, waa arooryo aan suubbaneyn. Waa goor hiiro ah, cadceedduna ay dhulka u qeybisay fallaaro aan falxad iyo yiddiilo u sidin aadanaha ku nool...

ABABINTA TOOSAN -Ammaan iyo iimo wixii aan ku arkay! W/Q: Dayax Cabdi Kulmiye

ABABINTA TOOSAN -Ammaan iyo iimo wixii aan ku arkay- HORDHAC: “Talo adiga ayaa ku nool ee iyadu kuguma noola” waa murti dhaqameed ay adeegsadaan indheergaradka Soomaaliyeed. Waxaa aad ii soo jiitay magaca...

WALAALIHII WAX DHEEFKU KALA GEEYAY! W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

WALAALIHII WAX DHEEFKU KALA GEEYAY! Way agoontoobeen. Aabbahood ayaa dhintay goor aan fogeyn. Waa laba wiil oo kaalmo gal ah, balse, kuma jiro mid reer leh oo gasar iyo goof...

DHAQANKA RUUXIGA AH EE SOOMAALIDA! Q-2AAD W/Q: Cabdinaasir Xiddig

DHAQANKA RUUXIGA AH EE SOOMAALIDA! TIMAHA LAMA SHANLEEYO HABEENKII: In timaha la shanleeyo habeenkii, waa arrin halis badan, waa sida dhaqan ruuxiyeedka Soomaalidu sheegayee, waxaa la sheegaa in haddii habeenkii...

XEERKA ABTIRSIINTA ERAYGA AF SOOMAALIGA” W/Q: Dayax Cabdi Kulmiye

XEERKA ABTIRSIINTA ERAYGA AF SOOMAALIGA” sida aan u arko oo kooban Horumar kasta ee ay bulsho gaarto wuxuu ku jaango’an yahay hadba tayada aqoonleyda iyo hoggaankeedu ay leeyihiin. Si loo...

Iidsan oo suubban!

Iidsan oo suubban! Maamulka, qorayaasha, shaqaalaha iyo dhamaan howl-wadeennada mareegta iyo madbacadda LAASHIN waxay hambalyo ku aaddan Ciiddul-Adxada u dirayaan dhammaan shacabweynaha islaamka, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed. Waxaan gugaan dhammaadka...

Tacsi: Geerida Khadra Daahir Cige (Boqoraddii Jaceylka)

Waxaa xalay magaalada Hargeysa ku geeriyootay hoobaladdii qaranka, Khadra Daahir Cige oo maalmahan xanuusaneyd. Khadra oo si weyn uga tilmaaman fanka Soomaaliyeed waxay geerideedu gilgishay quluubta dadkii taageeri jirey...

Wariye iyo Warbaahin Q4AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Wariye iyo Warbaahin Q4AAD Gefafka Wariyayaasha . Xeeldheerayaasha bartay aqoonta iyo ogaalka warbaahinta isla markaana ammin badan ku soo dhax jiray  iyagoo  kaashanaya waayo aragnimadda aqooneed iyo meertooyinka ku gadaaman qaababka kala...

DHAQANKA RUUXIGA AH EE SOOMAALIDA W/Q: Cabdinaasir Xiddig

DHAQANKA RUUXIGA AH EE SOOMAALIDA W/Q: Cabdinaasir Xiddig Dhaqanka ruuxiga ihi, waa dhaqan ay bulshadu qabto oo ay ku dhaqanto, waa dhaqan oday ka-soo-gaar ah oo qofba qof u dhiibay,...

Toddobaadka Dhaqanka ee LAASHIN W/D: Maamulka LAASHIN

Toddobaadka Dhaqanka ee LAASHIN Caasimadda labaad ee waddanka Denmaag, magaalada Aarhus waxa ka qabsoomay bandhig-dhaqameed ay soo qaban-qaabiyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Aarhus iyo Hooyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta...

SHEEKOOYIN