UBAD badan IID uma ahan!
Dadka Islaamka ah, ee ku nool adduunka, wax ey leeyihiin maalmo u gaara, oo ey farxad ku dabbaaldagaan. Waa labada Iid, ee lagu kala magacaabo...
Jareer ha loo dhiibo
Sidii la rabay kol haddii la waayo Soomaalaay, soow in la qaato sax maahan markaa kolba tii u suubban? Caano daatayba hanbadaa la ceymiyaa! Dad hadduu...
Sidaan Uga Bixi Karnaa Dhibaatada Dhaqaale?
-----------------------------------------------------------
Si mashaqada dhaqaale iyo midda lacageed, ee ka aloosan dalka dacalladiisa kala gaddisan loo qabbiro, waxaa qasab ku ah dawladda dhexe iyo maamul gobaleedyada...
Soomaalinimadu ma isirbaa mise waa Af?
Markaad aragto ciwaanka qormada waxaad is weydiinaysaa farqiga u dhaxeeya ISIR IYO AF, waa dhab in farqi weyn u dhaxeeyo oo aad u qotodheer,...
Ninka oynaya ee muuqaalka aad u jeeddid ka muuqda waa madaxweynihii hore ee dalka Baraasiil Lula da Silva. Hooyadiis waxay ku soo korisay guri hal qol ka kooban, isaga...