Nolosheyda iyo Xijaabka
Aad baan u yaraa, markuu dhacay kacdoonkii islaamiga ahaa ee dalka Suudaan ka dhacay 1989-kii, mana xasuusto wıxıı dhacay, balse waxaan si fiican u xasuustaa walaalshey, oo...
Hab dhaqan xumada bulshadeenna!
Marka u horreyso, waxaa qalbijab iyo ayaandarro ah, in xumaheennu uu ka badnaado wanaaggeenna. Hubaal, in waxyaabo qaar wanaagsan aan leenahay, balse, mar walbo waxaa muuqdo,...
Salaadi subax ayaa Raage laga furay mishiinki ku xirnaa, hadalki u horeeyay ee uu hadlo wuxuu noqday: "Abaayo cabitaan ii shub" Yaasmiin ayaa caano u shubtay, markuu cabayna waxaa...
Laba waa isu key qaban weyday ee dadow, maxaa ka khaldan isla xisaabtanka siyaasadeed ee Soomaaliya!?.
Weydiimaha aan halkan idiin kugu soo gudbin doono waa mid war celintooda laga wada...
WADDANKA YAA INA LA LEH?
Umad walba Alle marka uu abuurtay wuxuu ku abuurtay Dhul uu ugu tala galay, mana jiro Noole ku nool dunida maanta oo aan lahayn ama...