Qormooyin

KULA LIHI Q.11aad WQ Xuseen-Wadaad

KULA LIHI Q.11aad   Halkaan aan uga nasanno: ”No way iyo Alaysa kadaalika”. Inkastoo dhir xoogliyo Dhammac yaab leh lagu shido Ma dhadhaar nuglaadoo Sida dheylo Suulkiyo lagu goosto dhooshoo Hilib laga dhigtaa jira!!! M.I.Warsame "HADRAAWI" Waxaa la soo...

WAX BAAD KA TAGTAY| W.T: Ibraahim Nolosha

Wiil baa aabbihiis u kaxeeyey maqaaxi wax laga cuno. Aabbuhu waa da' socodka ayaana dhibaya. Tabar badan ma leh taas oo ay u sii dheer tahay leelleemo. Markii ay...

Danmoog| W/Q: Seynab Xaaji Axmed “Ugbaad”

Danmoog! Xil iyo xoolo isbarkan ayuu jirjir ugu jiifaa. Qol laydi ah, dhererkiisuna ka weyn yahay ballaciisa ayuu gurada dambe u fadhiyaa. Qolka waxaa dhinac kasta ugu dherersan nimco-wadareed isku...

IBNU SIINAA IYO TIJAABADII WANKA

Ibnu Siina oo ahaa saynisyahan Muslim ah ayaa labo wan ku kala xareeyey labo qafis. Labada wanba isku da' ayey ahaayeen weyna isla miisaan ekaayeen. Wan kasta xero gaar...

Gorfeynta buugga GARDAADIYE| W/Q: Abwaan Maxamed Cabdi Nuur

Gorfeynta buugga GARDAADIYE Magaca buugga: GARDAADIYE Tirada bogagga: 143-bog Qoraaga: Xasan Cabdulle Calasow (Shiribmaal) Madbacadda: Laashin Sannadka: 2020 Qaraaga buuggan; laashin Xasan waxa uu qoray saddex buug oo kala ah: ...

Tacsi tiiraanyo leh Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi (Aun)

Tacsi Tiiraanyo leh  Abwaan Maxamed Ibraahim(Aun) Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame oo ku magac dheer (Hadraawi) ayaa maalinnimadii shalay ku geeriyooday,  magaalada Hargeysa,  Abwaanka Eebbe weynaaye haw naxariiste,  ayaa. Ammin dheer...

DHAQANKA RUUXIGA AH EE SOOMAALIDA! Q-3AAD| W/Q: Cabdinaasir Xiddig

KABAHA LAMA GEDDIYO: In la baasaysto kabaha oo la geddiyo waa dhaqan ka caan ah soomaalida dhaxdeeda, waxaana carruurta looga digaa in ay sidaas sameeyaan. Soomaalidu waxay qabaan in...

Falanqeyntii Gardaadiye W/Q: Cabdikariin Cabdulle (Abkoow jallaato)

Waxaa habeennimadii  Axadda ee 14/05/2022 ka qabsoomay Barta Zoomka  madal lagu lafa gurayey dhiganaha Gardaadiye ee uu Qoray Laashin Xasan Cabdulle Calasoow(Shiribmaal). Dhiganahan ayaa waxaa isku soo dubariday lafagurkiisa maamulka Hoyga...

Faallada dhiganaha Garbaduub W/Q: Shaafici Macallin Axmed

Falanqaynta dhiganaha Garbaduub Waa maxay sheeko faneed? Sheeka curintu ama sheeko curintu waa dhigaal isugu jira tix iyo tiraab una badan tiraab waxaa na looga gol-leeyahay in lagu uruuriyo erayada mugga...

SHEEKOOYIN