SIDEEN BUUG U QORAA?
Sideen qoraa ku noqdaa?
In badan baa labada waydiimood ee kore la i waydiiyay. Dadka waydiimahaas i soo waydiiyay waa dhallinyaro akhrisay wax aan qoray, gaar ahaan...
Maxay wax u baran waayeen?
Waxaan is dul taagaya si kooban waalidka iyo ubadkooda dhibka kala heysta, gaar ahaan dadka qurbaha ku nool. Waxa jira is diiddooyin badan oo dadka...
DUGUL
Q2aad
Dugul oo xammaasaddiisu cirka ku shareeran tahay baa ku xarooday kulliyad ciidan oo Moosko u dhow halkaa oo ay uga bilaabatay nolosha dhawr gu oo tababar maan iyo muuqba...
QOFKAHADAL iyo ISKAHADAL
(Autobiography vs Memoir)
Hab-qorista aan u naqaanno taariikhnololeed ee sooyaalqofeedka ka warrama marka Af Ingiriisiga (iyo afaf kale) la joogo waxaa loo qaybiyaa saddex nooc oo kala...
"xusuus baa geela lagu xera geeyaa" sida hore ba loo yiri—murtidaas macnaha weyn leh, ayaa dib iigu celineysa waayeheygii keynta iyo kadeedkii geel-jirnimada ee aan ku soo kacaamay. Waa ...