Qormooyin

XIKMADO KOOBAN. by Mohamed Musa Sh. Noor

  XIKMADO KOOBAN    IS ILAALI Laba xaaladood marka aad ku jirtid waa muhiim in aad naftaada si gaar ah u ilaaliso 1 marka aad kaligaa tahay fakarkaaga ilaali, si aadan ugu dhicin God...

Yaa Khaldan? Yaase Dulman? Q.151-152aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Yaasmiin markay dhammeysay dhar dhaqiddi ayay la soo fadhiistay Dooli iyo ina adeertii Faaduma, markaa ayuu Dooli yiri: "Faaduma waxay igu tiri haddii aan gabar dhalo wuxuu Xasan iga...

Tareennadii Soomaaliya W/Q. Ahmed Hayow

Xilligi gumeystayaasha Ingiriiska iyo Talyaaniga ay ka kala talinaayeen Waqootiga iyo Koofurta Soomaaliya, waxaa jirtay wado Tareen uu Talyaanigu ka sameeyay koofurta. Dhismaha wadada xadiidka ah waxaa la billaabay 1910ki,...

Bulsho farsamada iyo farxshaxanka ka fiigta! W/Q: Bashiir M. Xersi

Bulsho farsamada iyo farxshaxanka ka fiigta!   Dunidan aan ku nool nahay, waxay ku hormartay waa, farsamo, farshaxan, halabuur, curin iwm, ee leh; fal, far iyo hadalba. Hormarka Aadanuhu gaaray waxay...

FARXADDA QOFKA. W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

  FARXADDA QOFKA Raadinta la raadiyo farxadda Waddoyin badan ayaa loo soo kala maray, qof walbana si ayuu u raadshay Farxadda, balse waxaa is wadyiin mudan, maxay tahay farxadda uu sidaa...

lLMADA CABDI YARE EEDDEDA YAA ISKA LEH? Q2AAD W/Q Nimco Noor

lLMADA CABDI YARE EEDDEDA YAA ISKA LEH? Q2AAD   Asli warkii wuu gaaray, in Cali dal doorsaday, waxayna markiiba soo xaqiijisay gabadha uu guursaday iyo in arrinku uu dhab yahay. Maba...

WAXAA IGA YAABIYAY! W/Q: Ahmed Dahir Omar

WAXAA IGA YAABIYAY! Aqoon dheeraad ah uma lihi, balse, kaliya, waji ahaan ayaan u garanayaa. Waxaan ku baraty Goobta aan wax ka barto, oo waa waardiye.Meel banaanna ah oo iridda...

Yaa u sababa burburka qoyska?

Yaa u sababa burburka qoyska?   Marka aad u fiirsato, habdhaqanka bulshada Soomaaliyeed,   gu’ba gu’ga ka dambeeya waxaa sii tira badanaya furriinta iyo burburka qoyska.Soomaalidu waa umad dhaqan ahaan iyo diin...

Ku ma Faraxsani! W/Q: Fiican Addo-Sindaco

Ku ma Faraxsani!   Farahaas aad arkaysaan, waa farahaygii. Ku ma faraxsani qaabka qaybsiga dowladdeenna. Ku ma faraxsani haybsooca ah 4.5. Ku ma faraxsani in shan farood, oo hal gacan...

Siyaasiga Qarsoon. W/Q. Ahmed Hayow

Haddii aad aragto qof ku guuleystay doorasho madaxnimo, waxaad xasuusnaataa inuu jiro siyaasi qarsoon oo dadaal ku bixiyay guushaas. David Axelrod waa nin ku takhasusay u ololeynta musharixiinta, wuxuuna weligii...

SHEEKOOYIN