Qormooyin

XIKMADO KOOBAN. by Mohamed Musa Sh. Noor

  Taariikhda hore Ku faanidda lagu faano taariikhdii hore waxay daliil u tahay in waqti xaadirka la joogo aadan meel wanaagsan joogin, maxaa yeelay waxa mar walba wax lagu qiimeeyo ayaa...

Hodannimada Dalalka Muslimka. W/Q Dr Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Hodannimada Dalalka Muslimka   بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد وعلى آله الطاهرين الطيبين وسلم تسليما كثيرا كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون، أما...

Daltebyo! W/Q: Anab Diriye

Daltebyo!   Daltabyo, waa eray loo isticmaalo, dadka iyo xayawaanka, haba ku badnaato Aadanahee, kaas oo ku yimaadaa marka ay ka taagan meeshii horey ay ugu noolaan jireen, oo ay taagan...

Qof aadan qabiilkiis aqoon naftaada illeyn qatar waad u galisaa? W/Q: Hodan Sh Cumar

Qof aadan qabiilkiis aqoon naftaada illeyn qatar waad u galisaa?   Waxay ahayd subax barqo dheer ah, waxaan ka soo baxay gurigii aan ka daganaa xaafadda Mabraad-heil ee magaalada Addis-ababa, waxaan...

Tahriib mise Tubqaad? W/Q: Bashiir M. Xersi

Tahriib mise Tubqaad?   Erayga TAHRIIB, aniga GEF ayuu i la yahay, ee bal si kale ha loo xeeriyo toloow. Way jirtay amminno aan adeegsan jiray, suugaan iyo qoraalna ku cabbiray,...

Yaa gardaran? C/raxiim Cabdulle Hilowle “Nabaddoon Duceysane”

Yaa gardaran?   Sanadku waa 2007dii. Waxaa Muqdisho ka baxaya, holac. Dowladdii C/laahi Yuusuf, oo ciidamo Ethiopian ah garabsaneysa, ayaa kula dagaallameysa, magaalada dhexdeeda,
 ciidammo hubeysan, oo is kugu jira, kuwii...

GUURKA GABADHIISA AYUU XABSI U GALAY! Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

GUURKA GABADHIISA AYUU XABSI U GALAY! (SHEEKO KOOBAN) Waalidnimada ma ahan wax fudud runtii, waa Imtixaan la maro inta la nool yahay kan ugu daran, maxaa yeelay, waxaa lagaa doonayaa in...

Dilkii qarsoonaa! W/Q: Bintu Abdillah

Dilkii qarsoonaa!   Marka aan maqalno dil qarsoon, waxa maskaxdeenna ku soo dhacaya, qof la toogtay, oo aan ciddii dishay lahayn. Qof la uus xabaalay. Haddaba, qisadani waa qiso jacayl, oo ku...

Maxaa hoos u dhigay hanka dhallinyarada Soomaaliyeed? W/Q: Ramla Gobdoon

Maxaa hoos u dhigay hanka dhallinyarada Soomaaliyeed?   Si loo xalliyo, dhibaatooyinka faraha badan, ee dalka ka dhacay, welina ka jira, waa lama huraan, in la helo; dhallinyaro wax baratay, oo...

KHEYRAADKA DALKEENNA IYO DIIFTA DADKEENNA W/Q Naciima Xasan Xuseen

KHEYRAADKA DALKEENNA IYO DIIFTA DADKEENNA   "Calaf ninuu u diidaa Cuni waaya mooyee Ciiddeennu waa hodan"   Soomaaliya waa dal hodan ku ah kheyraadka dabiiciga ah, ee uu Alle ku manneystay sida: Xoolaha...

SHEEKOOYIN