Qormooyin

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISO LEH) Qore: Mohamed Musa Sh Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 7aad Wiilka celintiisana aan hadda lagu dag dagi Karin maadaama Xaaji Ciise uu Wiilka aad u jecelyahay wiilna uu ka dhigtay iyadana ay go’aansatay in sidii ay...

ILA TALI WALAAL, BY Mohamed Musa Sh Noor

  MA SAAXIIBTAY BAAN AAMINAA MISE NINKAYGA? Waxaan ahay xaas leh saddex caruur ah, waxaa jirto gabar asxaabtayda ka mid ah oo mar walba iman jirtay xaafaddayda ina caawin jirtay,...

Howlaha laga rabo dowlad inee qabato maalinta calankeeda ka hor   iyo kadib!!

  Maalinta calanka somaliyeed waa maalin saameen weyn ku leh umada somaliyeed, waa maalin astaanta calanka umada somaliyeed ka dhex muuqanayo caalamka oo idil iyadoo ruux walba oo somaliya muujinaya  ...

Qurba Joog: Qayr Mise Qasaaro? Q1AAD W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Qurba Joog: Qayr Mise Qasaaro? Q1AAD Dalalka dunida seddaxaad, oo ah, kuwo dhaqaale iyo maamul ahaanba liita, ayaa waxaa ka haajira, oo ka hayaama, dad aad u fara badan, oo raadinaya...

Saadaasha Siiyaalka Geeska Afrika W/Q.Ahmed Hayow

  Siiyaalka Geeska Afrika Waxaan hore u soo aragnay Sooyaalka Geeska Afrika, gaar ahaan labada wadan ee Soomaliya iyo Etoobiya; oo ah laba wadan oo laga shaqeeynayay isku dheeli tirkooda. Siyaasadda qarniga...

XEERKA QOYSKA EE 1975 – Qaybta Koowaad. W/Q: Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين، والثناء لله، وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد وعلى آله الطيبين الطاهرين وسلم تسليما كثيرا كلما ذكر الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون، أما بعد Xeerka Qoyska ee...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

  KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 6aad Waa Magac qurux badan ayay hani ugu jawaab celisay, farxaana waan dhihi lahaa wiilkan yar marka aan arkay sida uu u qurux badan yahay una farxaan...

AAFADA ARLIGEENNA!

‘‘AAFADA ARLIGEENNA!” Waxa aan ahay Hooyo wiilal Eebbe ku mannaystay, Muqdishada ay muteen ubadkaygu kuma helaan Nolosha aan larabo oo si xorriyad ah ay wax ugu qabsan karaan. Daruufihiii silloonaa...

ILA TALI WALAAL: BY Mohamed Musa Sh Noor

  WAY DIIDDAY! Magacayga waa Cali, waxaa jiray xiriir muddo kooban inaga dhaxeeyay Gabar aan aad u jeclaa una jeclahay ilaa hadda,  waxaa dhacday in aan usoo bandhigto Guur,...

Dhibka Soomaaliya waxaa Masuul ka ah Aqoonyahan “Ismood” & Siyaasi “Af Miishaar”.

Dhibka Soomaaliya waxaa Masuul ka ah Aqoonyahan "Ismood" iyo Siyaasi "Af Miishaar". Waxaan jecleestay Inaan idiin soo bandhigo qormo gaaban oo aan uga hadlaayo Dhibka Soomaaliya cidda Masuulka ka ah. Qormadaan...

SHEEKOOYIN