Qormooyin

Daneyste mise daacad?! W/Q: Bashiir M. Xersi

Daneyste mise daacad?!   “Ma aniga?” Anoo uurka ka leh ayaan farta isku goday. Waxaa dhakeenna u soo farfiiqayey nin aanan bar garanayn, haddana, iila ekaa nimaan aqaan oo kale. Dhinacyada ayaan...

Caadifad: cudur na caabuqay! W/Q: Ramla Gobdoon

Caadifad: cudur na caabuqay!   Mid ka mida cudurrada na luggooyay, waa laablakac! Soomaali haddaan nahay, laablakaceennu waa xad dhaaf, wixii nagu soo kordhaba, waan u sacabtunnaa, oo weliba heeso iyo...

Dhunkashadii dhur beeshay!Q1AAD Bashiir Cali Xuseen

Dhunkashadii dhur beeshay! Q1AAD Waxey aheyd dhammaadkii toddobaatanaadkii ammin loo wada hayaamay in loo xoogsi tago dalka boqortooyada sacuudi carabiya. Waxey aheyd xilli ay soo caan baxeen magacyadii kala ahaa...

Ha ismoodin kaligii dhibbane! W.Q: Cabdifataax Xasan Cirguje

Ha ismoodin kaligii dhibbane! Waa barqo dheer, goor sheegtaduna ay sheegayso tobankii subaxnimo “10:00am” Goobtuna waa isbitaalka wayn ee magaalada, Saaka waxaa hor tuban dad badan oo duruufo kala duwani...

QORAAL WAA GADIID IS HAYSTO Bare: A. M. Yusuf

QORAAL WAA GADIID IS HAYSTO   GAADHIGII OO XABBAD XABBAD LOO KALA DHILQIYAY, se aan musbaar na ka maqneyn, ayaan wiil kay gii dul keenay: Tubaal ka kooban xubno hii baabuur...

JAMASHO W/Q: Anab Diriye

JAMASHO   Jamshada waxaa inta badan lagu yaqaan dumarka, waxayna ku dhacdaa, marka ay uurka leeyihiin, weliba marka ay ku jiraan, bisha ugu danbeysa ee dhalida. Dumarka siyaabo ka la duwan bay...

Dunida maanta iyo Dulmiga

Aniga iyo Dunida. Heesaha markii aan ka maqlo ereyada nuucaan ah "DUNIDAN HALlAYSAN, DUNIDAN QARIBAN, DUNIDAN HOOGTAY" waan la yaabi jiray Abwaanada oo waxaan oran jirnay Dunidan anagaaba ku noole...

XIKMADO KOOBAN. BY Mohamed Musa Sh. Noor

  XIKMADO KOOBAN  SAMIRKA BADI Waan ogahay in aad wal walsantahay, waan dareemi karaa in wax si kaa yihiin, waan arki karaa in waxa aad la aamusantahay ay yihiin wax aadan jeclaysan,...

Herar waa xidid ee xigto ma aha! W/Q: Garaad-Yoonis Gajoome

Herar waa xidid ee xigto ma aha!   Haddiii aad la xidid tahay Herar maha macnaheedu in aad la walaalo la tahay hererida oo dhan , haddii se aad qabto inan...

WAAN YAABANAHAY WALLEE! Q4AAD W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

WAAN YAABANAHAY WALLEE!!!!!!! Qaybta 4aad     Waan yaabanahay!   tan iyo markii ay bilaabatay in beesha caalamka ay wax inoo soo dhisaan inagana aanu noqonay la haystayaal meel ugu xir xiran Cadow aan la...

SHEEKOOYIN