Qormooyin

Geeridi Awoowe W/Q; Ibraahin Maxamad Sheekh Cabdi

          Geeridi Awoowe. Nolosheyda saameeynta ugu badan waxa ku lahaa Awoowgey, waxaan ku dhashey dalka Sacuudi Carabiya sanadka markuu ahaa 1989 ki, waxa dalka nimid 1996 anagaw ka kooban seddex gabdhood...

Tirsigii 37aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, abriil, 2016

Tirsigii 37aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha abriil.   Waxaan idin la wadaagaynnaa; tirsigii 37aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha abriil.   Wargeyska bishan waxaad ka heli...

Dhaxalka Geelii Gulufka keenay. “ Sheeko Gaaban” W/Q Guuleed weykan.

  Dhaxalka Geelii Gulufka keenay. “ Sheeko Gaaban” Odey baa afar wiil dhalay iyo wiil habar gooni(Bah gooni) ah, dhammaan wiilashii waa farcameen oo nin weliba qoys iyo ubad ayuu yeeshay...

Wiilkii nasiibka! W/Q: Ramla Gobdoon

Wiilkii nasiibka! Waxaan eheyn dhawr gabdha ah, oo soo galay safar aad u dheer, una dhib badan. Xilli galab gaabad ah, ayaan soo gaarnay magaalada Mooyaale, ee ku talla xadka...

Waxyaabihii Islaamku Ku soo Kordhiyey Adduunka W/Q: Cabdifataax Maxamuud Cabdi Dheg-bahaaf

  Waxyaabihii Islaamku Ku soo Kordhiyey Adduunka Mahad oo dhan dhammaanteed Eebbe ayey u sugnaatay SWT . Marka aan ka hadlayno mawduucan ‘ Waxyaabihii Islaamku Kusoo Kordhiyey Adduunka’, run ahaantii...

Dowladda dhexe iyo Maamul goboleedyada dalka Q2AAD W/Q: C/salaan Macallin Cabdullahi.

HALKAN KA AQRISO Q1AAD  Dowladda dhexe iyo Maamul goboleedyada dalka. Qeybtii 2aad. *** Dhanka kale marka laga hadlayo xiriirka Dowladda dhexe iyo Maamul goboleedyada ceynka uu yahay, iyo waliba howlaha sida loo kala...

Qaxootinimo Q1AAD W/Q Aqwaan Xasan jidhi

Qaxootinimo Meel aanay jirin wax rajo ah, noloshu waa micno la'aan. Qaxootinimo waa marka aad ogtahay inaysan jirin meel kaaga wanaagsan hooygaada oo haddana aadan tagi Karin, waa marka aad...

Badeennu barwaaqo badanaa! W/Q: Maxamad Xasan Xaaji

Badeennu barwaaqo badanaa!   Aroornimadii saakay ayaan u kallahay xeebta. Markaa tagay ayaa billaabay inaan xeebta ugu socdo si dhirir ah, anagoo xeebiniya afafkeeda. Aad bey u qurux badneed, waxaana i...

Inantii Xaaraan Ku naax! W/Q; Ibraahin Maxamad Sheekh Cabdi.

  Inantii Xaaraan Ku naax! Shan sanno ka hor, waxey ku noolaayeen guri yar oo ka kooban seddax qol oo Jiingad ah, haddana aad u ah bolol ah muddo dheer aan...

Naftu Su’aalo badanaa! W/Q:Garaad yoonis Gajoome

                       Naftu Su'aalo badanaa! Horta waad tahay qof nolol la la wadaago , oo waad tahay ruux aan marnaba laga caajisayn, dabcigaaga wanaagsan iyo damiirkaaga xalan . Alla ninkii ku...

SHEEKOOYIN