Adduun aan wanaag lagu tacbeyn|
Tabnaanta iyo tognaanta ka dhasha ficillada nolosha ku gadaaman ayaa ku tusaya tiraba dhawr arrimoomood oo si fog kuu taabanaya markaad xagal toosan ka...
SIDEEN BUUG U QORAA?
Sideen qoraa ku noqdaa?
In badan baa labada waydiimood ee kore la i waydiiyay. Dadka waydiimahaas i soo waydiiyay waa dhallinyaro akhrisay wax aan qoray, gaar ahaan...
Maxay wax u baran waayeen?
Waxaan is dul taagaya si kooban waalidka iyo ubadkooda dhibka kala heysta, gaar ahaan dadka qurbaha ku nool. Waxa jira is diiddooyin badan oo dadka...
DUGUL
Q2aad
Dugul oo xammaasaddiisu cirka ku shareeran tahay baa ku xarooday kulliyad ciidan oo Moosko u dhow halkaa oo ay uga bilaabatay nolosha dhawr gu oo tababar maan iyo muuqba...