Qormooyin

Summadda yalaalugga iyo saamaynteeda W/Q: Anfac Cabdullahi Maxamad

Summadda yalaalugga iyo saamaynteedaCalaamada wallaca ama yalaalugga (morning sickness) waa calaamad badanaa lagu arko haweenka xilliga ugu horraysa ee ay qaadaan uurka, ayadoo ay badanaa ugu wacantahay ama ay...

GABAYGA: SOOYAAL Q2aad Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL Q2aad SIRIQROOR Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed....

Feejignaan: (ADHD) W/Q. Barbaariso: Nimco Noor

Feejignaan: (ADHD) Feejignaanta ama u xasilloonida waxaa looga baahan yahay, shaqo kasta oo la qabanaayo. Ku feejignaanta iyo ku xasilloonaanta xaaladda iyo howsha lagu jiro waa mid si  caadi ah isaga...

2.2 Afafka bahda Semitigga W/Q:Dr. Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim Siciid (Suldaan Garyare)

2.2  Afafka bahda Semitigga Bahda Semitiggu waa bahda la rumaysan yahay in ay ugu ballaaran tahay bahwaynta Xemito-Semitig waxaana ku hadla dad lagu qiyaasay ilaa saddex boqol iyo soddon (330)...

MA AHI SUNNI, MANA AHI SHIICI, HADDANA WAXAAN AHAY MUSLIM!!

MA AHI SUNNI, MANA AHI SHIICI, HADDANA WAXAAN AHAY MUSLIM!!Yaraantaydii waxaan kusoo koray guri laga jeclaa diinta macaan ee Islaamka, balse aysan joogin wadaado. Waxaan aaminsanaa in aadanaha dhammaantii...

UGAASO BUTIYA Q2AAD W/Q: Maxamad Cabdullaahi Jaamac

UGAASO BUTIYA Q2AAD Fadhi iima yaal, saqdii dhexe ayaan fardahaygii ka la soo baxay faras baxdow ah oo midab qaaje ah leh, oo inta heensaystay beersaar u fuulay anoo...

Ma tahay HOOYO Soomaaliyeed? W.Q: Asiyo Dawaarig

Ma tahay HOOYO Soomaaliyeed? Ma dooneysaa, in ilmahaagu nolosha guul ka gaaraan? Sidaan la soconno waan wada garanaynaa, hooyo meeqamka nolosha Aadamaha ay ka joogto. Waa tiirka qoys kasta. Hooyo...

UGAASO BUTIYAQ1AAD W.Q: Maxamed Cabdullaahi Jaamac

UGAASO BUTIYA Kumanguuro hore ayaa ugaaso Butiya oo reer Butiyaalo ahayd, magaceedana lagu maamusay magaalada, saygeeda oo ay wehliyeen saddex carruur ah, oo ay isu dhaleen waxay ugaarsasho u aadeen...

Maalmaha Xorriyadda Soomaaliyeed ee Weli Xanniban Q2aad W/Q: Bashiir Cali Barre

Maalmaha Xorriyadda Soomaaliyeed ee Weli Xanniban.Q2aad Xornimadii koofurta iyo Doorkii SYLUmmadaha dunida ku nool waxay leeyihiin maalmo ay si gaar ah u maamuusaan isla markaana ku weyn qalbigooda, kuwaasi...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q19AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q19AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”   Haddaan hore u sii maba qaadno, qormadii taxanaha noo aheyd, ee Xeerka iyo Xigmadda Shiribka. Shiribku waxa uu leeyahay qeyb majaajiilo ah, walibana si toos...

SHEEKOOYIN