Ninkii Saboolka Ahaa Ee Naaybuur
Waxaa qoray Cali M. Diini
Sheekadan Ninkii Saboolka ahaa ee Naaybuur (The Poor Man of Nippur) waa mid ka ah suugaanta ugu faca wayn dunida. Waxaa...
Wardi Joogteyn Mudan! W/Q: Ibraahin Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’
الذكر للقلب مثل الماء للسمك، فكيف يكون حال السمك إذا فارق الماء؟" — شيخ الإسلام ابن تيمية”
"Wardigu waxa uu lubbiga ugu...
Dr. Afrax Ma Dhiman
W.Q. Maxamed D. Ciise
Dr. Afrax wuxuu ahaa "Qofkii soo saaray wargeyskii ugu horreeyay ee af Soomali ku soo baxa, kaddib markii la hirgaliyay far Soomaalida." Mustafa...
𝗪𝗔𝗔 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗬 𝗠𝗔𝗞𝗧𝗔𝗕𝗔𝗗? W/Q: Cabdikariin Garruun
Maktabaduhu waa goobaha xog-ogaanshaha ee bulshada. Dadka badankoodu marka ay maqlaan erayga “maktabad”, waxa maskaxdooda ku soo dhaca; “Buug”, Haa, way saxan yihiin, balse,...
Haddii reer Yurub ay Renè Descartes u aqoonsadeen aabbaha falsafadda casriga ah, Afrika iyo adduunkaba waxaa gar ku ah in ay Zara Yacob u cimaamadaan aabbaha falsafadda casriga ah ee Afrika iyo tan dunidaba.