Qormooyin

“Waddada Suubban: Q6AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

"Waddada Suubban: Q6AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal""Xusuusnaanta geerida!"Hawadu waa shay aad u halis badan haddii aan layska qaban amaan la iska xakameyn. Waxaan kusoo qaadaneeynaa haddii Eebbe idmo...

Boqorka Yaman iyo Boqorka Roomaanka ee Justiiniyaanus.

Thuu Nawaasذونواس boqorka Yamanيمن iyo Boqorka Roomaanka ee Justiiniyaanus Al Ssaxxaarالسحار wuxuu yiri:Markaasaa waxaa Istanbuul (oo waagaas Qisdhandhiiniyyahقسطنطينية la oran jiray, oo Boqorka Roomaanka ee Qhisdhandhiinusقسطنطينس loogu magac daray) soo...

Tusmada Dowladda: W/D: Halabuur Ciise Xaashi Xayle

Tusmada Dowladda: W/D: Halabuur Ciise Xaashi XayleWaa talo ku socota Dowladda: kana kooban Shan qodod, iyo gabay koobsanaya tusmooyin meel dheer oo si guud Dowladda u la hadlaya gaar...

MASHAQO IYO MASKIIN MAXAA KALA HAYSTA? (Sheeko gaaban) Qaybta 2aad

                MASHAQO IYO MASKIIN MAXAA KALA HAYSTA?                                       (Sheeko gaaban)Qaybta 2aad Gabar wanaagsan oo danta ay leedahay garanaysa ayey ahayd Safiyo, ma ahayn in ay doonaysay ama danteeda ay u...

Balcamu bin Baacuuraa’aبلعم بن باعوراء

بسم الله الرحمن الرحيم  Balcamu bin Baacuuraa'aبلعم بن باعوراء Wuxuu Imaam Al Baghawiiالإمام البغوي Tafsiirkiisa Aayadda boqol iyo shan iyo toddobaatanaad ku wariyay, sida tafaasiirta kaleba, qisada Balcamu bin Baacuuraa'aبلعم بن...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 43aad                                                          1-Qabiilka kaliyaQabiilka kaliya ee uusan qofku baddali karin waa calafkiisa, sidaa darteed calafkaaga ayaa tahay ee...

Dhalinyarooy ma ogtihiin Labadan qodob. XUDUUDAHA SOMALIA: W/Q: Yaxya Sheekh Caamir

Dhalinyarooy ma ogtihiin Labadan qodob. XUDUUDAHA SOMALIA:Shirkii Hogaamiyayaasha Afrika ee Adis ababa 25 May 1963 ee lagu aasaasay Ururkii Midowga Afrika - OAU, ajandaha waxaa ka mid ahaa Aqoosiga xuduudihii...

“Waddada Suubban. Q5AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

"Waddada Suubban. Q5AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal"Ujeeddada ka dambaysa abuuridda Aadanaha:Ku billaabid Magaca Eebbe ee Naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista dhammaan ammaano iyo mahadi waxay u sugnaadeen...

Daraawiishta:Milicsi taariikheed W/Q: Cabdikariin Xuseen

 Daraawiishta:Milicsi taariikheed                 HordhacTaariikhdu waa daraaseynta tagtadii si taaganta loo qiimeeyo timaaddadana loo oddoroso tabaabushena loogu yeesho. Taraariikhda Soomaalida in badan oo ka mid ahi, waxa ay ku luntay keydin la’aan,...

“Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q26AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

“Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q26AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Haddaan sii amba qaadno qormooyinkii taxanaha noo ahaay ee "Xeerka iyo Xigmadda shiribka" waxaan kusoo dhex jirnay, shiribyada Laaahin: Carabow Maxamad Axmad Xasan...

SHEEKOOYIN