Qormooyin

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada WQ: Hassan Mudane

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada  Anshaxa Cilmibaarista Casharkii koowaad waxa aynu ku soo baranay farqiga u dhexeeya baaris iyo baaris akademiyeed. Casharkan waxa aynu ku baran doonaa anshaxa cilmibaarista, waxa aynu is...

AABBAHAYGIYOOW! W/Q: Raxma Isaaq Aadan

AABBAHAYGIYOOW! Aabbe macaan waxan ahay gabadhaada oo sababtaada ay hooyadeey igu dhashay. Waxaan ahay gabar u sii lugaynaysa dunida inay ku noolaato, gu'gaan inoo curtay baan sannadkii 12, lugta aan...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. NoorQaybtii 52aad                                                                        1- Illinta TaqwadaWay wanaagsantahay in lala ooyo xanuun ku haya, balse ma ahan xanuunku xanuun...

Waddada suubban.Q17AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban.Q17AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”"Xooggaaga cun iskana daa baryada”Eebbe kor ahaaye wuxuu Qur’aanka kariimka ah ku yiri:يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا نُودِيَ لِلصَّلَاةِ مِن يَوْمِ الْجُمُعَةِ فَاسْعَوْا...

Boqorku dhaga dameer buu leeyahay! W/Q: Cabdulle Cabdikariin (Jallaato)

 Boqorku dhaga dameer buu leeyahay! Beri baa waxaa jiray, boqor ka talin jiray bariga fog ee Beershiya, Boqorka waxa uu lahaa timo jare u gaar ah, mar walba madaxa waxaa...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q2AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q2AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Xulka iyo Xusuusta Suugaantu, waa taxane aan ku taabba gelinayno suugaantii ay ka tageen halabuurradii caanka ahaay ee maguurtada sooyaalka...

Bilowgii Kacaanka Sofiyeetka W/Q: Xasan Aadan Hoosow

Bilowgii Kacaanka SofiyeetkaLaba arrimood ayaa muhiim ah si ay Soomaaliya hore ugu socoto:1- Fikir shisheeye iyo nidaam maamul meelo kale laga soo minguuriyay waxay noo horseedayaan bur bur. Federaal...

Lugtii isha laacday Q2AAD. W/Q: Siciid Muuse “Waxgarad”

Lugtii isha laacday Q2AAD. W/Q: Siciid Muuse "Waxgarad"Gabadhii mucjisada ahayd, waxay diiday in Baashi la geeyo Farmashiye IWM. Waxayna wacad ku martay Isbitaal mooyee inaan meel kale lagu leexin....

Cambaro iyo Bacado (Sheeko siyaasadaysan)

Cambaro iyo Bacado (Sheeko siyaasadaysan)Hadda ka hor ayaa waxaa jiray laba islaamood oo lakala dhaho Bacado iyo Cambaro.Cambaro waxay ahayd islaan lagu soo hoydo gurigeeda oo reer dhaqma lahayd,...

Dhallintu waa hoggaanka maanta W/Q: Cabdisalaam Macalin Xirsi

Dhallintu waa hoggaanka maantaDhalinyaranimadu waa miley ugu mug weyn qofka noloshiisa, waa amkmin qofku haysto arrimo badan oo qofka ka gudbey heerkaanu aanu haysan dibna u heli karayn.Waa lama...

SHEEKOOYIN