Qoraallo

Gorfeyn buug: HILAADIN ha la raadsado W/D: Cabdinaasir Xidig

Gorfeyn buug: HILAADIN ha la raadsado Dhiganahaan HILAADIN waxaa qoray: Bashiir M. Xersi oo ka mid ah suugaanyahanka iyo qorayaasha Soomaaliyeed, waana buug ka mid ah buugaagtii aan aad u...

Oday Gacal iyo Sheekh Axmed “Wacdiyow” W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Oday Gacal iyo Sheekh Axmed "Wacdiyow" Oday lagu magacaabo Gacal iyo waxa hadda ka hor is qoonsaday, Sheekh Axmed Sheekh Abiikar Xasan "Sheekh Axmed Wacdiyow" (AUN). Bili aadanku waligii ayuu dulmi...

Sicir-bararka : Sababihiisa iyo Samatabixintiisa W/Q: Cabdikariin Xuseen

Sicir-bararka : Sababihiisa iyo Samatabixintiisa          Sicirbararku wuxu hormuud ka yahay cudurrada dhaqaalaha ku habsada ee    nolosha bulshooyinka hagaasiya. Dalkasta oo dunida ku yaal sicirbarar wuu ka jiraa, waxay se...

Isbadallada Dhacdooyinka! W/Q: Jamaal Cabdinaasir

Isbadallada Dhacdooyinka! W/Q: Jamaal Cabdinaasir Dhacdooyinka nolosha waa kuwa isdaba joog ah hadba dhinac iska taaga, farxadi waa faan, wareerna waa caajis oo idilkoodba aadamaha way soo maraan iyagoo ka...

Dugsiimo: Faallayn ku saabsan Gaso, Ganuun iyo Gasiin W/Q: Cabdikaafi Cismaan

Dugsiimo: Faallayn ku saabsan Gaso, Ganuun iyo Gasiin Waxaaqoray, Cabdikaafi Cismaan Afeef:faalladani waa dul-ka-xaadis ku saabsan sheekada Gaso, Ganuun iyo Gasiin. Ulajeedka faalladu waa faalleyn guudmar ah, mana ahan mid looga...

Gorfeynta buugga Hilaadin W/D: Abdikani Jama

Gorfeynta buugga Hilaadin Ilaahay ayaa mahadda iska leh, ee ii suuragaliyay, inaan dhammeeyo buugga Hilaadin, ee uu qoray Bashiir M. Xesi, daabacad ka sokow, 2017 la bandhigay. Waxaan ka cudurdaaranayaa...

Dood suugaaneed dhex martay, Laashin: Caabbi Cali Xasan iyo Kowda Luulyo.

Dood suugaaneed dhex martay, Laashin: Caabbi Cali Xasan iyo Kowda Luulyo. Jiiftadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: "Kowda Luulyo" waa dood dhex maraysa Laahin: Caabbi Cali Xasan iyo Maalinta lagu asteeyay...

Qofnimadaa ha saluugin W/Q: Safa J. Cali

Qofnimadaa ha saluugin Ma garanayo sababta ay muhiim u tahay marka  marxaladda shukaansiga lagu jiro in dadka is shukaansada qaar ay been u badantahay hadallada ay u sheegayaan qofka kale....

GABADHII SOOMAALI UGU CAQLI BADNAYD. W/Q: Suldaan Nayruus

GABADHII SOOMAALI UGU CAQLI BADNAYD. Iyada oo muddo lagu kari waayey guurka wiil lagu khasabayo ayaa aakhirkii waaridkeed yiri, "Habaar iyo duco mid qaado", kolkaas bay markii ay halkaasi gaartay...

Xeerka kala saara Hakad, iyo Hamso’ W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xeerka kala saara Hakad, iyo Hamso' W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Labadaan calaamad waa labada ugu daran ee qaladka laga galo. Marka qoraal la samaynayo. Hadda ba maxay kala yihiin...

SHEEKOOYIN