ISLAAMKA IYO FALAGGA (ORBIT)KA
Islaamku Masaadirtiisa saxiixa ah sida quraanka iyo sunada raacsan marna kama hor imaanin cilmiga iyo aqoonta dhab loo hubiyay ee aadanuhu ka gaaray sida ay u...
Xusid: Axmed Cartan Xaange
Cabdikaafi Cismaan
Hordhac
“Da’ walba dhaxal bay u dhaaftaa midda ka dambeysa, (se) dhaqanka wacan iyo aqoonta ayaa ugu qiime badan waxa ay dadku kala dhaxlaan.”---- Axmed Cartan...