Xarafka MA’
Ma ogtahay xarafka (M) inuu koobo wadar guud qaybaha dadku u kala baxo iyo hantida adduun iyo degaan, ee Aadanuhu leeyahay? I la fiiri erayadan;
DADKA;
MUDANE----- aabaha reerka
MARWO------- hooyada...
BARO BOQOL ERAY; Casharka 6aad
Xanaaq – Dhirif – Dharas
Xanaaq –id (m): Caro; ka xumaansho wax dhacay. Waa eray ka unkamay xan + naaq.
Xan: Ku dhegid meeshii la saaro, la dhigo ama la taabsiiyo. Xan...
Macallimadda (Ruwaayad)
Qore, Neil Simon
Afeef:Waa markii iigu horreysay ee aan qoraal suugaan ah afceliyo, kolkaa waa marag ma doonto, in aanan waayaynin galdaloolo iyo dhaliilo.
Hordhac
Ruwaayaddani, waxa ay ku salaysan tahay,...