XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 65aad
1-Hooyadaa
Hooyadaa mar walba Boqor ay dhashay ayaad u tahay, adigase boqorka la dhalay ah maxaad ka aaminsantahay...
WAAYIHII WARSAME Q7AAD
Warsame asaga Ilaahay waa ka badbaadiyay xasuuqii meesha ka dhacay waxaa uu na ka mid noqday dad badan oo cag wax ka dayay si ay naftooda u...
Ma sugin inta xaaddo ka qabowdo e, Joon goobtii lagu ballamay ayuu soo roogsaday, milicda qorraxda oo weli gubaysa. Goorsheegtada ayuu indha ku xaday, mase waa ba xilli hore...
Ma Illoobi doono Q4AAD
Waan gartay Magaca iyo wajiga gabadhu iguma cusbeyn, laakiin in leysku kaaya xiriirin karo marna kuma fekerin. Istaahil, waxa ay ka mid aheyd musharraxiin u tartamaayey...