Nin Dhadhaab ku Xaday Tiin
SIDA GOLE WAYEEL ba, degel kasta oo kale waxa aad ku la kulmeysaa, erayo qoran. Qoraallo. Qoraallo du, laga yaabee in ay lahaayeen ama qoreen:...
FINANKA WAJIGA
Finanka wajiga waxa ay dhibaato ku hayaan dad badan, gaar ahaan dhallinyarada. Wajiga oo ah halka badi quruxda qofka laga go’aamiyo iyo dhallinyarnimada oo ku beegan waqtiga qofku...
Hammi caashaq iyo hunga been ah Q30aad.
Fikradaasi waxa ay noqotay mid wanaagsan oo laysla qaatay, waxaana loo bandhigay Nasro, ayaga oo og in aysan diidin Karin, ayay si quursiya...
Doob Gaamuray! Q2AAD.
Waxa uu soo tallaaba gaabsadaba, carra tuur ay dhir badani ka kor baxday oo balliga kor kiisa ahaa buu Guuleed, isaga oo is gaabinaya aayar u soo...
BAALALROGIDDA BIDHAAMIYE
Bidhaamiye waa dhigane ka faalloonaya kobcinta afka Hooyo. Mar haddii lagu yiri: “HOOYO” Waad garatay inay tahay halka laga soo askunmo ee billaaw u ah jiraalka. Hooyo waa...
KADINBAX. Q4AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”
Wiilkii dib ayuu ugu soo celiyey hooyadii, waxana uu ku yiri; wiilkaagu waa Soomaaliyoobay ee sidiisa ku hayso, ama iyaga isaga dar derbi...
Gabaygaan magaciisa waxa la yiraahdaa: "TABABBAR" waxa curiyay laashin Xasan Cabdi Abtidoon, waa gabay si guud iyo si gaar ah ba Soomaalida ula hadlaya. Wuxuu na u dhacay sidaan:
Beel...