Qoraallo

WAAYIHII WARSAME Q11AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q11AAD Salaaddii jimcada kaddib Shiikh Cabdi iyo labadii xerow waxa isugu yimaadeen mawlacii. Shiikh Cabdi ayaa Cumar iyo Ciise waydiiyay in ay yaqaannaan iskoolka uu Warsame galay? “Maya Shiikhow”...

Filan waa Q36AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q36AAD Maxamed hooyadii oo yaaban isla markaana warka dulucdiisa aan  wali helin ayaa odayga ku tidhi: “ee bal hadalka noo saaf oo si fiican noogu sharax waxaa aad...

Maxaan dhimasho raadshay!!!! Qore: Mohamed Musa Sh.Noor

  Maxaan dhimasho raadshay!!!! ABilowgii sanadkii tagay ayey ahayd markuu igu bilowday cudurka isku buuqa oo aan ka qaaday shaqada aan ka shaqaynayay, maxaa yeelay aad ayuu noogu adkayn jiray ninka...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q33AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q33AAD Raggii kolkii ay kala qabteen, ayay is bareen labadoodii, Cumar waxa loo sheegay in ninkaani yahay wiil ay dhashay gabar ay ilmo adeer yihiin...

Doob gaamuray! Q7AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q7AAD Ugu danbeystii goortii ay duqayda isu ducayntooda ka dib, gogosha ku faataxeysteen buu Aw-Daahir oo Gobaad adeerkeed ahaa soo jeediayayis weydiin aheyd “ goorma ayaad u soo...

Gorfeynta dhiganaha Jamashada Haweenka W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Gorfeynta dhiganaha Jamashada Haweenka Dhiganaha Jamashada haweenka ee uu qoray  Qoraa, Hal abuur Ibraahim Cismaan Afrax Nolosha, Dhiganahan oo  uu deeq ahaana uu iigu soo direy qoraagu mahadi haka gaadho...

Dhaxalkii dhallaannimo Q1AAD W/Q: Nuxur Sheekh

Dhaxalkii dhaLlaannimo QAAD Magaceygu waa Warda Warfaa. Waxaan ku dhashay miyiga waana ku barbaaray kuna soo kacaamey , gu’gii 13aad ayaan ku jiraa, waxaanan ka dhashay qoys reer miyi ah...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor. Qaybtii 68aad 

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 68aad 1-Saddex maankaaga ku daji Saddex in aadan ka nabad galayn niyaddaada ku daji oo ogolaysii. 1-In aadan dhimasho ka bad...

QALADKAAS MAR DAMBE MA SAMAYN DOONO!!!. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

QALADKAAS MAR DAMBE MA SAMAYN DOONO!!! Waan ku qasbanahay in aan magacayga iyo aqoonisgaygaba qariyo  aniga oo xurmaynaya mooralka caruurtayda, laakin haddaan kugula kulmi lahaa Bas ama Tareen dhexdiisa ama...

XASUUSAHII AAN DHEELLIGA LAHAYN! W/Q: Cabdiraxiim Saciid Ducaale.

XASUUSAHII AAN DHEELLIGA LAHAYN!. Sannadkii 2006 ayaan subax ka mid ah u kallahay inaan raaco adhiga,  waxaan u daaq geeyey meel xoogee ka durugsan jeeskayaga, dooxo dureemo dhaadheer iyo gilmis...

SHEEKOOYIN