Qoraallo

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 71aad

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 71aad                                                1-Daacadnimada  Daacadnimada waa tiirka labaad ee nolosha ugu mihiimsan, waa mid ka mid ah muhiimadaha sifayntooda loogu jecel...

URURKII LEEGADA (SYL). W/Q: Bilaal Qaasim Fiqi (Aar)

URURKII LEEGADA (SYL). W/Q: Bilaal Qaasim Fiqi (Aar) Xoriyaddii ummadda Soomaaliyeed ay hanatay 1960kii, waxaa loo soo maray halgan aad u dheer oo dhiig badani loo qubay, isla markaasna halgamayaal...

WAAYIHII WARSAME Q13AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q13AAD Warsame waxa uu iska qoray labo fasal oo kale kuwaas oo kala ah saynis iyo Ingiriis. Warsame tan iyo intii uu Gaboobe bartayba waxbarashadii dardar cusub ayuu...

Filan waa Q37AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q37AAD Odaygi fajac iyo Filan waa ayay ku noqotay arrinta uu wiilku ka dhawaajiyay, gabadhii uu is lahaa Maxamed u doon waaba qofka uu daryanka iyo durbaanka qaylada...

Hoggaaminta hagaagsan W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Hoggaaminta hagaagsan Hoggaamin ama hoggaamiye: Weedhan ayaa ah mid dulucdeedu tahay qof hormuud ah heer qoys, heer beeleed ilaa heer qaran iyo habkii ama hannaankii u hormuudkaasi u maareyn lahaa. Af...

WAA GABADHII ALBAABKA IGA FURI LAHAYD! W/Q: Suldaan Nayruus

WAA GABADHII ALBAABKA IGA FURI LAHAYD! W/Q: Suldaan Nayruus Waa baa waxaa jiri jiray, wiil iyo gabar muddo dheer oo ay isjeclaayeen ka dib, go’aan ku gaaray in ay isguursadaan....

KADINBAX Q9AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

KADINBAX Q9AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” Joon xaafaddiisi ayuu u laabtay, asigoo niyad jabsan. Ma sahlana inaad jirkaaga qayb ka mid ah Sakiin ku jar-jarto, ama lagu gooyo. Balse,...

DIB U KAABIDDA AFKA IYO FARTA SOOMAALIGA W/Q: Bilaal Qaasim Fiqi (Aar).

DIB U KAABIDDA AFKA IYO FARTA SOOMAALIGA. HORDHAC Afka Soomaaliga oo ah af aad u hodansan dhan walba oo laga eegana ka dhisan, baa la sheegaa in uu curdin yahay...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 70aad 

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 70aad                                                            1-Xasan albasri  Kaligey ayaan dhashay Kaligey ayaana dhimanayaa Kaligey ayaa qabiirga la i galinayaa Kaligey ayaan alle hortiisa la istaagayaa camalkayga. Maxaa...

Doob gaamuray! Q9AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q9AAD Xilligu waa xilli duhurnimo ah oo ay qorraxdu aad u kululayd dadka iyo duunyaduna ay harraad asqa ah wada dareemayeen, waxayse dadka degaanku u wada aroorayeen ama...

SHEEKOOYIN