CAQLI COL HORTII JABAY
“Addoonku wuxuu xorriyaddiisu u maraa qulqulad.”
-Frantz Fanon
Hawraartaa kor ku xusan ee taariikhdu ka weelaysa halgamaagii xaqudirirka ahaa ee Frantz Fanon, waxay hab tusmayn u tahay dhallinyarada...
Q – 19aad
Toddobaad ka dib, markii labadii wiil ee is dishay qoysaskii ay ka dhasheen ay kala xabaasheen ee luxudka lagu soo wada hubsaday lana soo gunaanaday qurbaankii rubad...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 82aad
1-Yaab!!!
Laga yaabee marka aad qof u baahantahay in uusan qofkaas kuu baahnayn, marka qof kuu baahan yahayna aadan...
Maxaa fashiliya Isbedallada Soomaalida Maxaase nala gudboon W/Q: Cabdalla Qaasim Daamey
1960ki Waxa aan hantinay xorriyad iyo calan, ka gadaal kacdoon aan kala hor nimid gumeystayaashii reer yurub kolkaa oo...
HOOYO: dhib walboo dhaca wuu i saameeyaa!
Waxaan ku noolahay dal dhibaatooyin badan la soo darseen, kuwaas oo saameyn ku yeeeshay aadanaha, degaanka iyo noloshaba, aniguna waxaan ahay qof aad...
DOOB GAAMURAY Q – 18aad
Arrinku, si kastaba ha u dhacee, markii uu oday Bulxan gabadha ballan qaadka u sameeyay, aadna uu u raja geliyay, ayey wada dareemeen dhawaaq ahaa...