Saddex xagalka laga dumiyo bulshada
Afeef
Walow uu soomaalida ku habsaday burbur guud ahaaneed haddana waxaa la oran karaa midka ku dhacay qofnimada soomaaliyeed ayaa ah halka laga abbaaray boqna goynta...
DOOKHIIBA KA LUMAY.
Waa gabar gashaanti ah oo joogta goortii ay gabarnimada ka baxi lahayd gurina yeelan lahayd , ma jirto xayndaab uga gadaaman ama ka horjoogaba helida lammaane ay...
Ku saabsan Gabdhaha
Haddii ay si dhab ah kuu jeclaato gabar, way faraxdaa, way kugu faantaa, marka ay kula hadlaysana farxaddeeda ayaa muuqata, waxay jeclaataa inta kula xiriirto oo dhan...
Wali waa sugaysaa!!!!
Waxay ku noolayd dhul doog qurxoon, sidoo kale marka ay qorraxdu dhacdo sama ka nadiif ah caad iyo ceeryaamo.
Waa Inan qurxoon oo waqtigeeda la jaan qaadaysa, Qoys...