Qoraallo

Go’aan maangal ah ka gaadh masiirkaaga wax-barasho WQ. Jamaal Cabdinaasir

Ardayahow; Go'aan maangal ah ka gaadh masiirkaaga wax-barasho. Socodka iyo jamashadu waa laba albaab oo ku fooggan dadaal iyo is hormarin, qofkeedana ku beegeysa tilmaamo sugan. Xiisaha iyo deg-degga...

GARBADUUB Q25AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q25AAD Maalinnimadii markii la wada hadlay ayaa odayaashii iska hoyaadeen oo nin weliba meeshuu ka yimid u carraabey, iyadoo is afgarad iyo heshiis lagu kala tagay. Waxaa durtadiiba qorshe dejiyey Dhuuhe...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                      XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 98aad                                         1-Ha isku furin  Ha isku furin alabaab uu dhib kaaga imaanayo xitaa haddii uu albaabkaas kasoo galayo qof  aad jeceshahay. Mmusa                                     2-Qofka aad...

KUFSIGA WAA KURBADA HAWEENKA.

KUFSIGA WAA KURBADA HAWEENKA. Qaybtii 3aad Kufsi Jamaaci ah ayaan ku dhacay!! “horey ayaan uga badbaaday laba jeer isku day Kufsi, mid wuxuu ahaa Wiil ka shaqeenayay Beerteena, kan kalana wuxuu ahaa...

SUMADAHA QORAALKA W/Q: Xasan C. Calasow (Shiribmaal)

Carra edeg ama ifkan aynu ku dul noolnahay ee Eebbe nagu abuuray, wax walba ee kor saaran waxa ay leeyihiin summad iyo sawrac u gaar ah oo lagu aqoonsado,...

Billowga xisbiyada Dunida Q2AAD W/Q: Shaafici M. Axmed

Billowga xisbiyada Dunida  Q2AAD      Waxaan doodi ka taagnayn kala aragti duwanaashaha  in ay tahay arrin noolaha Eebbe ku abuuray. Sidoo kale waxaa kala jaad ah danaha bulshooyinka iyo baahidooda . Haddaba noolaha...

Falanqeynta buugga Keymadoow WQ. Cabdikariin Cabdulle Culusow

Falanqeynta buugga Keymadoow DHIGANAHAAN KAYMDOOW waxaa qoray Cabdullaahi Macalin Maxamuud (siyaasi) Waa buug sheeko sooyaaleed ah, balse, inta aanan dul tegin aan marka hore is dul taago erayga...

Faallo kooban GACAL IYO GAYAAN – W/Q:- Laashin Xasan Abuukar Calasow ”Abaaji”

Faallo kooban GACAL IYO GAYAAN Waxa gacanteydaa soo galay oo aan nasiib u yeeshay inaan aqriyo dhiganaha GACAL IYO GAYAAN ee uu qoray sammigeey laashin: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal” Waxaa...

SHEEKOOYIN