Qoraallo

BEN CARSON Q-2AAD WQ. Cali M. Diini

BEN CARSON Q2AAD Ben Carson waxa uu ka sheekeeyay sidii ay nolosha qoysku noqotay kaddib tagistii aabbihiis waxa uu na yiri: Sidoo ke aabbe waxa uu joojiyay biilkii uu...

BEN CARSON Q-1AAD WQ. Cali M. Diini

BEN CARSON Waxaan akhriyay buugga YOU HAVE A BRAIN: A TEEN’S GUIDE TO T.H.I.N.K.B.I.G. ee uu qoray Ben Carson. Waxaa la qoray Gregg Lewis iyo Deborah Lewis ...

Caloolyoow! Q-5AAD W/Q: Cabdishakuur Jaamac Cali

Caloolyoow! Q-5AAD Ducaale iyo Umulkheyr jacayl mug leh ayey isku qaadeen, dhammaan dugsigii waa laga ogaadey, wey is gargaaraan oo kooda ka baaqda casharrada kan kale ayaa usii qora,...

QORSHEYEELO 2020 WQ:-Cali M. Diini

QORSHAYEELO 2020 Ma jiro qof qorshe la'aan ahi, ma jiro qof higsi la'aan ahi. Mid walba oo naga mid ah waxaa u muuqda oo maskaxdiisu tusaysaa meel uu rabo in...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                       XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor             Qaybtii 120aad                                              1-Haka niyad jabin Ha ku niyad jabin dadka noloshoodu qasantahay erayadaada, maxaa yeelay, qof walba raja galin ayuu...

KEDISKII I KADEEDAY Q-3AAD W/Q:- Cabdikariin Cabdulle (Ugaas Jallaato)

KEDISKII I KADEEDAY Q-3AAD Arooskii ayaan tagay wax la boodboodo oo la baashaalo kursi ayaan salka la helay, markii aan saa u fadhiistay wallaalkey ayaa i soo kor istaagay...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                       XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 119aad                                      1-Falsameeyaha yuusan kuu muuqan. Waa meel aan mar walba u shaah doonto, waxaa milkiyad u leh islaan Itoobiyaan ah, ma...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 118aad                                                      1-Biyaha Biyaha oo bata iyo biyaha oo yaraadaba uma fiicno wax soo saarka. Xikmadda ayaa ah in waxa badan aan doonayno aysan nolosheena...

Caloolyoow Q-4AAD W/Q:- Cabdishakuur Jaamac Cali

Caloolyoow Q-4AAD Dhowr bilood oo uu xanuunsanaa, xaalkiisuna ahaaa "Haddii cudur la waayo oo caafimaad la helo; cudur wuxuu agyaallaa qofka waayeelka ah" , saaka ayuu naf baxay Cumar...

KEDISKII I KADEEDAY Q-2AAD W/Q:- Cabdikariin Cabdulle (Ugaas Jallaato)

KEDISKII I KADEEDAY Q-2AAD Tooxoow oo aad ula dhacsan quruxda iyo dabeecadda Alle iskugu daray iyo degganaanshaheeda iyo sida ay hadalka u heli ogtahay ee hoosta iskala hadlaayo,...

SHEEKOOYIN