Qoraallo

ARXAN-GOYS Q-3AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-3AAD Fal walba oo jiraalka carra'edeg ka dhaca iyo walaahow kasta ee ku yimaada Aadanaha iyaga ayaa sabab u ah, ma jirto qaddar timaada sabab la'aan. Aadanuhuna waa maamulayaasha...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN! Q-5AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

           KUFSI IYO KADEED ADDUUN! Q-5AAD Qofka bani aadamka ah Duruufo badan oo uusan jeclaysan wuu u dul qaadan karaa marxalado jiro awgood, balse, marka dhaga hadal iyo war xumo...

Aabbihii Ambaday Q9AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q9AAD! Habeenkii waxaan la jiiftay riyaaq iyo rayn rayn, waxaanna rumaystay inaan gaadhay yoolkaygii, waxaanna naftayda u sheegay in ay dhabbadii guusha cagta saartay, waxaanna  nabdigayga buuxiyey obsi...

SAAMAYNTA TABAN EE DHAQAALE UU KU YEELAN DOONO CORONA VIRUS SOOMAALIYA W/Q: Sakariye Cismaan Nuur

SAAMAYNTA TABAN EE DHAQAALE UU KU YEELAN DOONO CORONA VIRUS SOOMAALIYA Qormadaan kooban waxaan uga hadli doonaa saamaynta taban ee dhaqaale ee uu ku yeelan doono Corona virus Soomaaliya. Corona...

ARXAN-GOYS Q-2AAD W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-2AAD Ha i taaban! Jiidaal gaaban markii aan socday ayaan tallaabada hore u qaadi waayay, isla jeerkaasna waxaan helay meel waddada dhinaceeda ah oo lagu bejin karo. Dareenkii aan ku...

Aabbihii Ambaday Q8AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q8AAD! Waxa uu yidhi Xaashi oo sheekadii si wada waxa  ay i weydiisay  weydiin aan rabay  in mar uun lay weydiiyo, haddana waxaan u firkanaxay sida nin kayn cidla ah...

MA OGTAHAY IN AAD GUULAYSAN KARTO? W/Q:- Cabdiraxmaan Barre “Cadde Baari”

MA OGTAHAY IN AAD GUULAYSAN KARTO? Afar sano kaddib kolkay dhalatay Wilma Rudolph waxaa ku soo boodday qandho aad u daran  si baaxad lehnna u dhexqaadday dhammaan xubnaha jirkeeda ugu...

SHEEKOOYIN