Qoraallo

ARXAN-GOYS Q-6AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-6AAD Islaannimo ayaad u dir sheegatiin, jiraalkana waxay aheyd; in idinka wax leydinka waydiiyo, balse, markii aad idinku isku noqoteen oo aad garbaha iska qaniinteen ayaa halkaas cadawgiinnii kansho...

KULA LIHI! Q-2AAD (B) W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

KULA LIHI II (b) Waaba wax aan la maqal oon la arag. Anigu waa gartaye, adigu ma garatay kuwaas codka dheer? Yaaba ii jawaabayo, waa uun adigu isa su’aal. Waa...

Cawo Sheyddaan! Q-2AAD W/Q: Cabdulle Cabdi kariim (Abka jallaato)

Cawo Sheyddaan! Q-2AAD Marna ma awoodo inaan weydiiyo  ama aan is weyddiiyo sababta magaceygu uu meesha ugu qoran yahay, sina waan u faraxsanahay sina culeys baa i saaran oo...

RUWAAYADII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY? W/Q: Muxyaddiin Xuseen Ciid

RUWAAYADII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY? Maskaxdii: Muxyadiin Xuseen Ciid-2008. Ruwaayaddan ayaan allifay 2008-dii, walaw aan la jilin. Si taxane ah ayaa qaybo ka mid ah halkan idin kula wadaagi doonaa,...

Sibbaaddii la turqay W/Q: Cabdiraxmaan Maxamuud Salaad (Guureeye)

Sibbaaddii la turqay (Sheeko) Cadceedda ayaa godkeeda baalka sii dhiganaysa. Fallaadho dhaadheer iyo mood guduudan ayaa ay ku sii nabadgelyaynaysaa maalintii ay iyadu bilaysay. Daruur dugul ah ayaa sii...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                      XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 133aad                                                   1-Dabeecadda Aadanaha Waa dabceecadda Aadanaha in ay mar walba wax kaa waydiiyaan qaabka aad u nooshahay, ujeedadooda wax kala maahan, waxay wataan...

KULA LIHI! Q-2AAD (A) W/Q: Xuseen M. Cabdulle “WADAAD”

KULA LIHI II (a) Maxaad i tiri: ”madaxaaga ilaasho?” Madaxu jirkoow ka mid yahay ee maxaad gaar ugu yeeshay? Kuye: ”Anba ma ogiye sideeda u qaado”. Wax uusan ogeyn muxuu...

CAWO SHAYDAAN! W/Q: Cabdulle Cabdi kariim “Abka Jallaato”

CAWO SHEYDDAAN Waa ammin danbe magaaladuna waa bandoow todobaad ayaa laga jooga markii ay dowladdu xayiraad ku soo rogtay gebi ahaanba isku socodka dalka,  waa 30 kii March 2020...

SHEEKOOYIN