MAHADCELIN
Soo geeddigalka dhiganaha GARDAADIYE, waxaa gacan lama illaawaan ah ka geystay af aqoolayaal, farshaxaneystayaal tirobadan, kana kooban: shan qoraa iyo seddax farsamo yaqaan, ku waas oo garab iyo...
Dooddii dalbaha lahayd!
Sidaa markii uu u fuuqsaday kabbashadii ugu dambaysay ee koobka Jabanaha ahaay, isaga oo sugayo wadaaygii Cabdi Caato oo ay ku ballansanaayeen in ay caawa isla lafaguraan...
XOGTA DAHSOON EE AADAANKA SALAADDA!
Waa maxay aadaanku?
Aadaanku, waa yeermo, ogeysiis iyo xusuusin dadka islaamka ah ee howlahooda nololeed ku jira lagu ogeysiinayo in la gaaray amminkii salaadda la dukan...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed
Muuse Sh. Nuur
Qaybtii 154aad
1-Go'aanso
markaad u baahantahay.
Inta aadan go'aansan bal is waydii ma u baahantahay waxaad aad go'aanka ka
gaarayso.
Ma ahan in aad...
Baadi goob Baahi badan!!!
Qaybta 2aad
Maryan way ogtahay in aabaheed xaashi xaashina sidoo kale wuu
ogyahay in maryan gabadhiisa tahay laakin is faham waa iyo qalaalaase ay ku
kala tageen hooyadeed ayaa...
Waxaa si habsami ah noogu soo idlaaday, kulankii gorfeynta buugga Garoob iyo Godob raggeed ee ay qortay: Nimco Nuur Waxaa isku soo duba-riday oo soo gudbinayay si toos ah,...