Xilliyadaas la soo maray aqoonta iyo xirfadda saxaafaddu waxay ahayd mid soo saarta kaadirro hanan kara xirfadda saxaafadda ee Soomaaliyeed, balse, ma jirin xornimo iyo madax bannaani saxaafadeed oo...
Nabsi iyo Nacab rageed Q1AAD
Markii ay gurigeeda u soo dhawaatey Faadumo oo shaqadeedi ka timid waxay maqashey qosol aad u dheer, farxad, ciyaar iyo jawi ka duwan kii ay...
Haweeney ay la socdaan wiil iyo gabar ay dhashay ayaa soo galay dukaan lagu iibiyo dahabka. Milkiilihii ayaa wayddiiyey waxa ay dooneyso, markaas ayey u sheegtay in ay iska...
Jooji dibudhigashada
Saaka markii aad soo kacday qorshihii aad u soo kacday ma fulisay? Mise qorshe la'aan baad iska soo kacday ka dib na magaalka ayaad iska gashay? Caawa markii...
Qofka baaddiyaha ama miyiga ka yimaada ee magaalo usoo safra markii uu dib ugu noqdo halkii uu ka yimid waa la soo ag dhooban jiray, habeenkaasna bulshada uu dib...
Sooyaalka saxaafadda Soomaaliyeed
Innaga oo sii ambaqaayno taxanayaashii hore ee marxaladihii iyo waayihii kala duwanaa ee ay soo martay Saxaafadda Caalamka. Waxa lagama maarmaan ah kolkaas in aan wax ka...