Dhaqaalo-yari baahsan ayaa waddanka ka jirta. Mushaarkii shaqaalaha qaranka ayaa aad loo yareeyey. Waxaa socda muddaharaadyo ay dhigayaan shaqaalaha dowladda, oo ay ku dalbanayaan in loo biiriyo faraguutada ay...
Waxa ay bahda Laashin oo isku duuban tacsi u dirayaan guud ahaan bulshada soomaaliyeed gaar ahaanna qoyskii uu ka baxay Prof Axmed Calasoow oo ku geeriyooday laba maalmood ka...
Xuskii iyo Ducadii Maxamed Daahir Afrax
Waxa ay bahda Laashin abaabushay kulan ballaadhan oo ka dhacay Barta Zoomka, kulankan oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada,...
Safarkeygii Dhulka ee Kenya
Soomalidu, nin ceel guntii galay oo aan ka soo warramin kugu dun bay yiraahdaan. Waa bartamihii sannadkii ina waydaartay ee 2019-ka, xiriirka diblamaasiyadeed ee Kenya iyo...
Saxaafadda iyo Af-soomaaliga
Saxaafaddu aaladda ugu muhiiman ee ay adeegsato waa afka. Afkana waxaa ku jira erayo aan macnahooda la wada aqoon iyo qaar aan isku si loo wada aqoon....