Qoraallo

Waa siduu Aabe yiri (CURIS YAR) W/Q Maxamed Cabdullaahi Dhaaleey…

Waa siduu Aabe yiri (CURIS YAR) Wuxuu dhageysanayay Raadiyaha, markii aan halkii uu fadhiyay si fudeyd caruurnimo ku jirta ugusoo booday anigoo kasoo cararaya banaanka oo aan dheel ku haayay....

Shallowga Soomaali lagu wado, Shalaytaa ka dambayn! W/Q Saciid Muuse Axmed

  Shallowga Soomaali lagu wado, Shalaytaa ka dambayn!   Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa sii lumaya rajadii laga qabay ineey soomaaliya middowdo,waxaana ugu wacan oo laf dhuun gashay shacabka ku noqday, kooxo...

“Murugadooda Reer Yurub” Maansadii 7aad ee silsiladda MIDNIMO

Maansada Murugadooda Reer Yurub   Waa maansadii 7AAD, oo ka mid ah silsiladda MIDNIMO. Maansadu waxay si gaar ah u daba socotaa maansooyinka ka horreeyay oo ay curiyeen Saciid Muuse, Cabdiraxiin H. Galayr iyo...

“Marinkii Midnimada” Maansadii 6aad ee silsiladda MIDNIMO

Maansadii Marinkii Midnimada   Waa maansadii 6AAD, oo ka mid ah silsiladda MIDNIMO, kuna socota Bashiir M. Xirsi, oo daafuray silsiladda iyo dhammaan dadka midnimada jecel, gaar ahaan dadka La xusay. Maansada...

Danbar iyo dhaay baa u lisane, ha u yaboohina ciir iyo barax aan dux laga heli karin!.

    Danbar iyo dhaay baa u lisane, ha u yaboohina ciir iyo barax aan dux laga heli karin!. Dhegaha caalamku, markii ay maqleen in ay dhulka Soomaaliyeed macdan iyo batrool laga...

Wanaag rajee mar walba W/Q; Mohamed Musa Shiikh Noor

Wanaag rajee mar walba   Dunidan waa mid darrimaad badan leh, dareenkeedana waa mid isku badala hadba sida dabeeshu u duusho,  duul walba oo uu Allah abuurtayna,  wuxuu meel  la dul...

Isbaheysiyada danleyda ah ee dunida ka jira kee baa inoo dana oo aan ku biirnaa?. (Dood furan).

Isbaheysiyada danleyda ah ee dunida ka jira kee baa inoo dana oo aan ku biirnaa?. (Dood furan). Soomaalidu sinji ahaan dhanka midabka waa dadka ugu quruxda badan dunida, waayo soomaalidu...

Da’ yarta qurbaha iyo Qamriga! W/Q: Nimco Noor

Da' yarta qurbaha iyo Qamriga!   Qamrigu waa shay si dabiici ah u baddala dabciga iyo fahanka qof kasta oo isticmaala, da' kasta iyo marxalad kastaa. Waxuu leeyahay ur iyo siifad...

CARAB baad WALAALO tihiinna ha iga hadho!

CARAB baad WALAALO tihiinna ha iga hadho! Waxay ahayd goor galabnimo ah, ammin ku aaddan 2:00 Duhurnimo, waxaan markaa ku jirey waxyar oo bajiimo ah. Waxaan kala maareynayey hawlahayga shaqo,...

“Mooshin Midnimo” Maansadii 4AAD ee Silsiladda “MIDNIMO”

Maansadii (Mooshin Midnimo) Maansadan waxaa la yiraa (MOOSHIN MIDNIMO) waxayna ka mid tahay silsiladda MIDNIMO, waana tii 4aad. Aniga oo aan diiddaneyn MIDNIMADA ayaan Mooshin ka keenay, qaabka ay dadku u...

SHEEKOOYIN