QALINKA QORAAGA
Wax qoriiddu waa qayb ka mid ah hababka wax la iskugu gudbiyo waxaana lagu tiriyaa in ay u tahay udub dhexaad wax walba oo Saxaafad la dhaho, maxaa...
Soomaalida Masar iyo Tahriibka!
Markaa maqasho Qahira ama Masar, waxaa kugu soo dhacaya waxbarashada qeybaheeda kala gaddisan. Waxaa intaas u sii dheer, magaca kale, ee ey ku dhexleedahay dowladaha calamka,...
Waxaa arkayey markii la ka xaystay Doolli iyo Dalmar saaxiibkood Samatar, oo wax badan ka daba qayliyey baabuurkii lagu qaadey, hase yeeshee, Samatar ma gaadhin mana awoodin wax intaa...
بسم الله الرحمن الرحيم
الحمد لله رب العالمين وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد وعلى آله الطاهرين الطيبين وسلم تسليما كثيرا كلما ذكره
الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون، أما بعد
"Amxaarada Muqdisho...
Maandhow Ina Ayaad Tahay?!
---------------------------------------
Siciid waa wiil ey is ka dhaleen laba waalid oo Soomaaliya, wuxuuna ku dhashay carriga Kanada, billaawgii nolashiisa iyo hanaqaadkiisii oo dhan ma uusan arag wax...
Lacagta Mareykanka waxaa ku sawiran dad madax ka soo noqday oo lagu qadariyo wax qabadkoodi.
Lacagta inta badan la isticmaalo.
1$ waxaa ku sawiran George Washington.
2$ waxaa ku sawiran Thomas Jefferson.
5$...
Gacaladeey haddaan guursaday ma gef baan galay?! Q1AAD
Waxaan ahaa ardey xoogga saara, sara u qaadidda aqoontiisa iyo siduu u kobcin lahaa garaadkiisa ogaaleed. Galab anoo ka soo rawaxaya dugsiga...