Qoraallo

Dhibaatada Masaajidda. W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

  Dhibaatada Masaajidda. Dhowr jeer ayaa waxaan arkay Dad Masaakiin ah oo ka istaaga Masaajiddada, ayaga oo wax waydiisanayaa walaalahooda Muslimiinta, dadkaas ayaa isugu jira dad ayaa daacad ka tahay dhibaatada...

“Amxaarada Muqdisho siiya” iyo IGADD abuurta. W/Q: Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد وعلى آله الطاهرين الطيبين وسلم تسليما كثيرا كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون، أما بعد "Amxaarada Muqdisho...

Maandhow Ina Ayaad Tahay?! W/Q; Cabdicasiis Maxamed Shidane

Maandhow Ina Ayaad Tahay?! --------------------------------------- Siciid waa wiil ey is ka dhaleen laba waalid oo Soomaaliya, wuxuuna ku dhashay carriga Kanada, billaawgii nolashiisa iyo hanaqaadkiisii oo dhan ma uusan arag wax...

Taariikhda Harriet Tubman W/Q. Ahmed Hayow

Lacagta Mareykanka waxaa ku sawiran dad madax ka soo noqday oo lagu qadariyo wax qabadkoodi.   Lacagta inta badan la isticmaalo. 1$ waxaa ku sawiran George Washington. 2$ waxaa ku sawiran Thomas Jefferson. 5$...

Gacaladeey haddaan guursaday ma gef baan galay?! Q1AAD Bashiir M. Xersi

Gacaladeey haddaan guursaday ma gef baan galay?! Q1AAD Waxaan ahaa ardey xoogga saara, sara u qaadidda aqoontiisa iyo siduu u kobcin lahaa garaadkiisa ogaaleed. Galab anoo ka soo rawaxaya dugsiga...

7da Cashir oo laga baran karo bangi la dhacay!

7da Cashir oo laga baran karo bangi la dhacay! Waxaa jirta dhacdo caan baxday oo ka dhacday magaalada Guangzhou taas oo la xariirta shufto dhacday bangi ku yaal magaaladaas, dhacdadaas...

Dhiblow Iyo Dhibbane! W/Q: Cabdicasiis Maxamed Shidane

Dhiblow Iyo Dhibbane --------------------------- Waxaa la igu wargaliyay in uu jiro noole awood iyo itaal iga badan, oo i baadiyeyn kara, isla Eebbihii uumayna ku gacan seeray, hortiisa ugu hanjabay in...

SOOMAALIYA INEY FEDERALISM NOQOTO WAQTIGANI MAXAA KEENNAY?

SOOMAALIYA INEY FEDERALISM NOQOTO WAQTIGANI MAXAA KEENNAY? Waxaan la yaab laheyn, siyaasadda maanta caalamku kula dhaqmayo soomaaliya oo aan aheyn mid uggub ah oo wejiyo badan leh. Waxaase ka sii...

DHEDHEMADA DHACDADII FEDERAALKA”

DHEDHEMADA DHACDADII FEDERAALKA”   waa faalo aan ugu tala galay in aan ku faaqido kuna lafa guro wixii laga dhaxlay federaalka iyo waxa laga faa iiday . 1 august 2012 ayey...

Illintii Macallinkaygii W/ Q: Cabdicasiis Maxamed Shidane

Illintii Macallinkaygii------------------------Wuxuu sii cagacagaynaayay ku dhawaad 60 sano, tinta ku taalla madaxiisa ilaa garkiisu waa wada gaduudantahay. Wuxuu ahaay baraha loogu jecelay dugsiga sare ee Usaama Bin Sayd, haybadda...

SHEEKOOYIN