Qoraallo

SAXAAFADDA SOOMALIDA YEY U SHAQAYSAA? W/Q:Mohamed Musa Shiikh Noor

SAXAAFADDA SOOMALIDA YEY U SHAQAYSAA? Saxaafadda Soomaalida yay u adeegtaa? Waa Su’aal mudan marka hore in la is waydiiyo maadaama saxaafaddu ay ka mid tahay Qalabka ugu wanaagsan ee lagu...

CIQAAB WAALID IYO COLAAD DHAQAN! W/Q: Mohamed Musa Sh.Noor

  CIQAAB WAALID IYO COLAAD DHAQAN Abyan waxay u waynayd Qoys ka kooban saddex, waa iyada iyo Gabar kale iyo Wiil la dhashay, waxaa kaloo jiray Bah kale oo uu aabaheed...

Malcolm X to El-Hajj Malik El-Shabaaz.

Malcolm X to El-Hajj Malik El-Shabaaz. Qeybta......1aad. Malcolm X wuxuu dhashay May 19.1925 wuxuu ku dhashay magaalada Omaha ee Gobalka Nebraska oo ah Gobal ka mid ah United States of America,...

Xisaabtan ka horreeya go’aan & Go’aan ka horreeya xisaabtan.

1. Xisaabtan ka horeeya go'aan. 2. Go'aan ka horeeya xisaabtan. Waa laba kala doorroon, dadka caqliga u saaxiibka ahna, way kala yaqaanaan midka mudnaanta leh. Waxaan hadda ka hor dhegeystay, odayaal ruug...

CALANKA SOOMAALIYA IYO JAAMACADDA PORTO

CALANKA SOOMAALIYA IYO JAAMACADDA PORTO Qof kasta oo Soomaali ah, astaanta uu leeyahay, ee lagu garanayo, marka uu caalamka meel ka mid ah joogo, waa calanka Soomaaliya. Ma la fiirinayo gobolka...

QALINKA QORAAGA W/Q Mohamed Musa Sh. Noor

QALINKA QORAAGA   Wax qoriiddu waa qayb ka mid ah hababka wax la iskugu gudbiyo waxaana lagu tiriyaa in ay u tahay udub dhexaad wax walba oo Saxaafad la dhaho,  maxaa...

Soomaalida Masar iyo Tahriibka! W/Q: Abdullaahi Nor Halane

  Soomaalida Masar iyo Tahriibka!   Markaa maqasho Qahira ama Masar, waxaa kugu soo dhacaya waxbarashada qeybaheeda kala gaddisan. Waxaa intaas u sii dheer, magaca kale, ee ey ku dhexleedahay dowladaha calamka,...

Sooyaalka Noloshi Sillooneyd Q6AAD.

Waxaa arkayey markii la ka xaystay Doolli iyo Dalmar saaxiibkood Samatar, oo wax badan ka daba qayliyey baabuurkii lagu qaadey, hase yeeshee, Samatar ma gaadhin mana awoodin wax intaa...

Barnaamij Caafimaadka: Faa’iidada naasnuujinta iyo fahamka hooyada! W/D: Hassan Kheyrre

Barnaamij Caafimaadka: Faa’iidada naasnuujinta iyo fahamka hooyada! Isbadalka xilliyada waxuu saameyn ku leeyahay Caafimaadka dadweynaha (public Health), hadabba xilliyadaan oo kale gaar ahaan billaha maarso ilaa juun sanad walba waxaa ka dhaca...

Gacaladeey haddaan guursaday ma gef baan galay?! Q2AAD

Gacaladeey haddaan guursaday ma gef baan galay?! Q2AAD   Maalin jimce ah, ayaa aniga iyo Mudan daraaseynney, oo baarnay dhibku halka uu ka jiro, waanna wada fahamney, oo waa meel annaan...

SHEEKOOYIN